Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Maanta Waa Jimce Iyo Barakadeeda .. Jidka Jannada Ha Weydaaran

Friday - September 23, 2022




ILaahay Jidka Jannada innama waydaariyo .. jannadu waa higsiga iyo himilada qof kasta oo Muslim ah. Dhammaan wanaagyada aynu adduunka samaynayno ujeedka u danbeeyaa waa in qofka Muslimka ahi janno ku helo naartana kaga badbaado.

Waxa ka sugan Nebi Muxammad Scw inuu yiri "Qofka agtiisa la igu soo qaado ee ogaan Salligayga u dhaafa ama u waydaartaa waxa uu waydaartay jidkii Jannadaā€¯

Caawa waa Jimce, habeenka Jimcaha iyo maalinta Jimce shaqada u badan ee Nebi Muxammad Scw inna faray waa in aynu ku Sallino, salligiisana badiyo sababta oo ah waa loo bandhigaa oo waa la gaarsiiyaa. Kolkaa badi salliga Nebiga Scw oo carrabkaaga ha ka qoyanaado.