Ku Socota: Madaxweyne Dawlada Fedaraalka Xasan Shiikh

Ujeedo:  Talo. Tusaale, Tilmaan, Aqoon iyo Waayo Arag-nimo 

Read More  

Latest News

Madaxweyne Obama Oo Sheegay In aanu Reer Galbeedku Dagaal Kula Jirin Musllimiinta

Friday, 24 May 2013

Washington: Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay waddamada Reer galbeedku ku jirin dagaal ka dhan ah Islaamka, isla markaana aanu ogayn cadaawad ka dhan ah reer galbeedka oo...
+ Full Story

Laba Nin Oo Sida Xayawaanka U Halabsanaaya Oo Askari British Ah Ku Dox-dooxay Xaafada Woolwich

Thursday, 23 May 2013

British-Woolwich: Labo nin oo ku hubeysan mindi ayaa askari British ah ku dilay xaafadda Woolwich, oo ku taalla koonfurta-bari ee magaalada London.Booliska durba waxa ay ku tilmaameen falkan in uu...
+ Full Story

Xildhibaanadi DF Ee Horay U Gudoonsaday Iney Mooshin Ku Ridaan R/W Saacid Oo Ka Laabtay

Wednesday, 22 May 2013

Muqdisho: (RH)Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la laabtay mooshin ka dhan ahaa xukuumada oo dhawaan la horgeeyay guddoonka baarlamaanka, kaasoo la doonayay in uu awooda looga qaado.Arrintan ayaa...
+ Full Story

Reer Galbeedka Oo Sheegay Iney Indha Qorato Ku Egayaan Ficilka Xasan Shikh U Ku Xalin-doono Jubaland

Tuesday, 21 May 2013

Washinton: Loolanka siyaasadeed ee iminka ka taagan dawlada fedaraalka ee somaliya ee u hogaaminaayo madaxweyne Xasan shiikh oo dhinaca ah iyo maamul goboleedka cusub ee ka dhismay jubaland state oo...
+ Full Story

Haweyneyda Amina Maxamed Oo Loo Dhaariyey Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Kenya

Tuesday, 21 May 2013

Nairobi (RH)  Xaflad ka dhacday Isniintii shaley magaalada Nairobi, ayaa waxaa lagu dhaariyay qaar ka mid ah golaha wasiirada cusub ee dalka Kenya.Wasiirada la dhaariyay waxaa ku jirta wasiirka...
+ Full Story

Geesigi U Kacay Dalka Ruushka Mudada Soo Dhutinaayey Mr. Valdmir Butin Oo Talo Ku Gaaray In .......

Sunday, 19 May 2013

Moscow : Warbaahinta dalka Russia, ayaa shaacisay in Madaxweynaha dalka Ruushka Mr. Vladimir Putin uu joojiyay gabi ahaan isticmaalka gaadiidkii badnaa ee galbin jirtay xiliyada uu u shaqada ka...
+ Full Story

Xukuno Maxkamadeed Oo Lagu Kala Riday Somali Ku Nool Gobolka Minneapolis-US

Friday, 17 May 2013

Minneapolis (RH) Sida ay qortay Jimcaha maanta ah wakaalada wararka AP, waxaa shaley la soo gabagabeeyay xukunno lagu riday dad Soomaali ah kuwaasoo la sheegay in ay taageero siiyeen Xarakada...
+ Full Story

Dhalashadi Maamulka Jubaland Oo Ku Dhameystiran-tay Doorashadi Shiikh Axmed Islaan " Madoobe"

Wednesday, 15 May 2013

Kisimaayo: Waxaa mar aan si fogeyn la iclaamiyey in jagadi Madaxtinimada dawlada maamulka Jubaland loo doortay Mudane Shiikh Axmed Islaan " Madoobe" doorashadaas oo maanta ka dhacday Jaamacada...
+ Full Story

M/lkii Jubaland Wax Dabin Loo Dhigo Iyo Kolba Dhinac Kaga Imaansho Oo Beri Sidi Folkaanaha U Soo...

Tuesday, 14 May 2013

Kismaayo: Jubaland wax dibin loo dhigaba, ismacneyn iyo kolba dhinac ka imaasho, Sheeko la dado iyo khiyaamo lagu dayo iyo waxay duufaano muquurato oo ay ku hafataba iyo inta micida adeegsataba, hasa...
+ Full Story

Qorshe Lagu Khaarijinaayo Prof. Cali Khalif Galeyr Oo Si Halisa Loo Agaasimay

Monday, 13 May 2013

Xigasho waagacusub.com: Masuulkaan oo codsaday inaan magaciisa la xusin iyo Saraakiil Sirdoonka oo ka tirsan dalalka deriska,kuwa Dowladda Federalka iyo qaar ka mida Dalalka Carabta ayaa xogta uga...
+ Full Story

Wasiirkii Arimaha Gudaha Ee Itoobiya Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Sunday, 12 May 2013

Addis-Ababa (RH) Ciidamada faderalka Dowlada Ethiopia ayaa Xabsiga u taxaabay Wasiirkii Wasaarada Dakhliga Itoobiya iyo ku-xigeenkiisa iyo 11 Shaqaala ah ka dib markii lagu eedeeyey musuq-maasuq iyo...
+ Full Story

Jeneralki Bilic Gobeedka Burada Loo Siiyey, General Saacid Daahir Oo Xilki Boliska Si Rasmi Ah Ula..

Saturday, 11 May 2013

Muqdisho: Xafalad si maamus qurux badan loo soo agaasimay oo ujeedadu ahayd in sidi xilalka ay ula kala wareegi-lahaayeen labada jeneral oo halkaas jeneral Saacid xilka taliska boliska somaaliyeed...
+ Full Story

Siilaanyo Marku Is Diidsiiyey S/weyn,Dawlada Ingiriiska O Ka Xirtay Maalkii Damdamta Lagu Heli Jiray

Thursday, 09 May 2013

London:Waxa soo baxaya lacag lagu qiyaasay ku dhawaad Lixdan Milyan oo ku jirtay sanduuq Dhawr Dawladood u sameeyeen Somaliland oo la yirhaahdo Somaliland Trust Fund oo loogu talo galay in lagu...
+ Full Story

Somaliland oo Soo Dhaweysay Shirkii London

Wednesday, 08 May 2013

Hargeysa (RH) Somaliland ayaa soo dhaweysay shirkii London ka dhacay, waxaana ay ku tilmaamtay qoddobada looga hadlay in ay ahaayeen kuwa wax u taraya Soomaaliya.Wasiirka arrimaha dibedda ee...
+ Full Story

Breaking News:Dhurwaagi Godane Ee Musllimiinta Ku Cabiidsan Jiray Madaxaan Kaa Goyn Oo Hagrysa .....

Monday, 06 May 2013

Wararka naga soo gaaraya magalada Hargeysa ayaa sheegaya in gurigi u ku jiro Amiir Axmed Godane ay boliska amniga hargeysa ay ku gaadaamanyihiin oo gaar xoogan laga hayo, gurigaasoo la sheegay iney...
+ Full Story

Maal-qabeeno Ka Soo Jeeda Maamulka Somaliland Iyo Somaliya Oo Dalka Turkiga Lagu Casumay

Sunday, 05 May 2013

Ganacsato ka kooban maamulka Somaliland iyo Somaliya ayaa dhawaan dalka Turkiga kaga qayb gali-doona Shir Dawladda Turkigu u qabsanayso Ganacsatada maalqabeenka Somaliya, kuwasoo ay kaga dalbanayso...
+ Full Story

Dawlada Maamul Goboleedka Puntland Oo Soo Saaray Qoraal Ku Aadan Go'aankooda Ka Qayb Galka London

Saturday, 04 May 2013

Garoowe: Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal ku aadan shirka arimaha Somalida ee Todabadda bishan ka furmaya magaaladda London, qoraalkaas oo ay toos ugu direen dawladda...
+ Full Story

Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Lagu Casumay Shirka London Ee Arimaha Somaliya Looga Hadlaayo

Saturday, 04 May 2013

Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay wadanka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku diyaarinaya ka qeyb galka shirka London ka furmaya maalintada Taalada ah ee looga hadlayo arrimaha dalka...
+ Full Story

More News

S. Barre " U Dulqaata Waa Kaas Nabsigu Idin Dul-joogee"

Generaal Siyaad Barre, dusha waxuu ku qaaday culeys deyn ka xoog badan, wax badana isaga iyo reer galbeed muran ayaa dhex maray markuu yiri "maanyada bada ka caba" diideyna warkoodi aan looga baran in lagu manaafacsado Full Story

Waxbarashada iyo Iskoolada Magaalada Galdogob

Galdogob Schools

Magaalada waxaa ka furan labo iskool oo mid waliba leeyahay heerarka hoose, dhexe iyo sare, iyo hal iskool oo hoose/dhexe ah. Waxaa kaloo ku yaal dhawr iskool gaar ah oo lagu barto luqadaha, kumbiyuutarka, sayniska iyo xisaabta. Waxaa kaloo laga furay mac-had sharci ah oo heer dugsi sare ah oo si weyn wax uga badali doona heerka aqoonta iyo wacyiga bulshada deegaankaan iyo kuwa ku xeeranba.   Full Story

Somali Minister of Diaspora official visit to Ottawa, Canada

test

Somali Minister of Diaspora Affaires, Hon Abdullahi Ahmed Abdulle Azhari and Somali Ambassador to Kenya, H.E. Mohamed Ali Nur Americo, concluded two days official visit to Ottawa, Canada on Wednesday April  01, 2009  Full Story

Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay

Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, Iyadoo cod gacan taag ah ay Xildhibaanada oo dhan ay ku doorteen.

Siihayaha Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ansax uu yahay Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi  ee Xildhibanada doorteen, waxaana uu u mahad celiyay Guddoomiyaha cusub dhamaan Xildhibaanada codka siiyay. Full Story

Maahmaahyada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan

somali-nomadMaahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Soomaalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka aqoon weyn yahay.

Ka Dhageeso Halkaan: Soo Diyaarinti. Maxamed Cali Daqle

Dawlad Goboleed Lagu Magacaabo "HARIR STATE Of SOMALIA" Ayaa Dhawaan Ka Dhalan Doonta G. Mudug

Harir State

Canada- America: Kulamo Aqoon yahanno iyo wax-garad ka soo jeeda beesha Tanade oo ka gaabsaday in waqtigaan la shaaciyo magacyadooda ayaa dhawaan shir telefoon oo ay yeesheen waxa ay isla garteen, in maanta ay munaasab tahay in sida ugu dhakhsaha badan loo qoro dastuurkii iyo sharcigii lagu dhisi lahaa dawlad goboleedkaas, laguna maamuli lahaa  shacb weynaha degaamada ku leh Gaalkacyo, Galdogob iyo Nawaaxigeeda. Read More

K'naan sings "Carees Ciise" in English

k'naan play to listen 

Warbixin Ay Soo Saareen B4: "Muqaawamo Guushoda Waxay Ku Xirantahay Hogaamiye karmeed Siyaasina Ah"

B4

Canada(Ottawa): Kulan ay ku yeesheen biishaan 12keedi magaaladda Ottawa rag isugu jira siyaasiyiin hore "diplomaasiyiin, wasiiro,saraakiil ciidan, kuwo ganacsato ahaan jiray" iyo aqoonyahano ku xeel dheer arimaha siyaasada dunida ee waqooyiga ameerika, ayaa ka shiray iney qiimeeyaan xaaladda dalka soomaaliya ka jirta iyo sida ugu dhaw ee looga samatabixin karo. Read More

Somalia's Future Generation

Somalia's Future Generation

The stark reality is that the children of the next generation will be more English, Dutch, American, Canadian, or Australian (among many others) than Somali. It is highly unlikely that these children will be able to speak Somali well, let alone understand the deep poetry and music of our rich culture. Full Story

There are no Items to display

Sirta Jubaland State

Hassan Iyo Saacid

Haw-Hawleynta Abeesooyinka Mogdisho Iyo Juba-Gedo Oo U Si Lulaneysa Jubaland State "Sir Culus" Full Story

Dibnihi Shakalaa Oo Daaha Ka Qaaday Wixi Kala Gaaray....

WiKiLeaks Galdogob Times Oo Jabisay Sir Qufuleyd

Qanyare iyo siyaad Bare 
Full Story

Sababihi Jeelki Dheeraa ee Dr. Yuusuf S. Bardacad

siyaad iyo bardacad 
Full Story

Ladiid iyo Lafo Tanade

Boqoradii Tanade kii ugu dambeeyey waxaa lagu sheegaa magaciisa Diiftire oo uu micnaheedu yahay daaltire

Full Story

Heesti Galdogob

Dr. Menkhaus and the Toronto Somali Diaspora

focus group with Dr Menkhaus

Qiiso Dhaba oo Qof kast Musllim ah ka ilmeysiisey

Islam

Taarikh Qiimo Badan

Meyd Nin Nool Dilay..

Quran

OPP CST. Saeed Jama

Hello, my name is Saeed Jama. I come from a large family of 9 boys, me being the 6th oldest.I enjoy spending time with my wife. I also work out with my brothers, and play basketball on a regular basis.

BBC Interviews Abdi-Salaan Aato about Somali Youth Summit

GABAY-HAYIR

nuruddin_farah

The six forms of Maanso are Gabay, Geeraar, Jiifto, Weeglo, Guuraw and Buraambur   Read More

Officer Heibeh's story

Officer_Abdiweli

Full Story

Yaseen Musa

Obama

Full Name: Barack Hussein Obama Jr.
Party: Democratic
Date of Birth: August 4, 1961
Place of Birth: Honolulu, Hawaii
Home: Chicago, Ill.
Campaign Web Site: barackobama.com

 
User Comments

"I really enjoyed your great work ,dedication and your endeavour to keep us updated. please,keep me in your membership and we will keep in touch afterwords.Convey my greetings to all members." by Amir

"wallaal yaal waad ku mahad satihiin shaqada aad qabteen oo ah mid weyn runtii. mar walbana halkaa ka sii wada."by Mohamed

"Bacda salaan aad ayaa umahad santihiin maadaama aad samayseen website oo aad ugu magacawdeen galdogob times, anigu waxaan ahay mawaadin kunool galdogob, fikrada aad ayaan ugu riyaaqay."by Cabaas


 

Xayle Salaase Iyo Siyaad Oo Ku Murmay Qadiyada Ogaadeenya

Siyad Bare & haile Selassie Full Story

Culimadi Iyo Fuqahadi Reer Tanade Ee...

Degaanka Xirir-Galdogob waxay ka mid tahay Magaalooyinka Soomaalidu degto kuwa maanta ugu xasiloon oo si qabow caanahooda ku qalaxsada lehna dux iyo iimaan. Full Story

BBC

Barnaamijka Sagaal fiidnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Shanta Galabnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Labada Duhurnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Todobada Aroornimo ee G. Afrika

VOA Somali Radio

   Dhegeyso idaacada dambe 4:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada fiidnimo 7:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada dambe 8:00PM
   ---------------------------

Somlia's first female pilot

First Somali Female Pilot

Asli Xasan Cabaade

(Asli-Calansida)

Waa gabadhi ugu horreeysay ee Duuliye ka noqota Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.

Full Story

Man on a Mission

AS.Caato

Somalia native(Abdisalam Aato) makes documentary to educate others about who we are?

Full Story

Why buy from Tawakal Towers?

- Execellent Customer Service
- Affordable price
- Flexible payment plan

click here for more info

Cst. Abdul

What do you think of the site?
 

Who's Online

We have 2 guests online
webhosting