Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 21 April 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Maxaad Ka Taqaan 10-ka Ciyaaraha Ee Koobka Aduunka Ugu Goolasha Badan
Friday - June 25, 2010
Koobka aduunka waxaa haatan ka harsan wax ka yar 2 isbuuc oo qura in uu ka bilowdo wadan S.africa koobka aduunka waana markii ugu horeesay ee ciida africa lagu qabto tan iyo 1930 oo eheed xiligii la bilaabay dhigista koobka aduunka kolkaas oo lagu qabtay wadanka Urugway inkasoo ay isla iyada ku guuleesatay hadaba aqristayaal maanta waxaan idiin soo gudbin doona magacyada 10 ciyaaryahan ee ugu gool dhalinta badan koobka aduunka tan iyo 1930.
1) Ronaldo (Brazil) 15 goals (1994, 1998, 2002, 2006)
xidigaan waxa uu u ciyaari jiray kooxaha Barcelona,Inter,Real Madrid, Ac milan, PSV waana xidiga xiligaan ugu gool dhalinta badan
haatan waxa uu ka ciyaara horyaalka brasil sidoo kale waxa uu 3 jeer ku guuleestay Xidiga Aduunka wuxuuna ahaa dhaliyihii goolashii xulka brasiil ay ku hanteenduuna 2002 germany lagu qabtay.
2) Gerd Muller (West Germany) 14 goals (1970, 1974)
waa ninka uu Ronaldo iskoor ka jabshay sanadkii 2006 wuxuu ka mid ahaa dhaliyayaashii ugu wanaagsanaa xulka germany 2 jeer oo kaliya ayuuna saftay koobka aduunka.
3) Just Fontaine (France) 13 goals (1958)
xidigaan sidaad u jeedaa waxa uu saftay 1 koobka aduun kaliya tiradaas goolal ahna wuu dhaliyay balse nasiib daro xulkiisa kulama guuleesan koob aduun.
4) Pele (Brazil) 12 goals (1958, 1962, 1966, 1970)
Waa jowhareedii xulka brasiil waayo ayuu sports maamuli jiray waxa uu ahaa xidig ilaa iyo hada la maamuso sanadkii 2000 waxaa loo aqoonsaday xidiga qarnigaan.
5) Sandor Kocsis (Hungary) 11 goals (1954)
Xidigaan waxa uu isna mid xusuustiisa leh waayo 11 gool ayuu 1 koob aduunka ka dhaliyay wuxuuna ka mid ahaa ciyaartoydii xulkiisa u horseeday in ay kaalinta 2aad ka galaan koobkii aduuna 1958 in kastoo laga guuleestay.
6) Jurgen Klinsmann (Germany) 11 goals (1990, 1994, 1998
haleeygani waxa uu ahaa xidig cajiin ah waxaana uu xulkiisa kala qeyb qaatay guushii koobka aduuna 1990 oo ay argentina ka fara marooqsadeen waxa uu u ciyaari jiray kooxda Totenham ee wadaka England sidoo kale waxa uu ahaa Macalinkii xulkiisa germany keenay kaalinta 2aad ee koobkii aduunka ee wadankiisa lagu qabtay 2006 oo ay barasiil qaaday.
7) Helmut Rahn (West Germany) 10 goals (1954, 1958)
xidigaan isna waxaa uu ka mid ahaa wareeryahanadii wadanka germany soo maray wuxuuna u ciyaari jiray kooxda Fc Köln ee ka tirsan kooxaha ka ciyaara bundesliga.
8) Gabriel Batistuta (Argentina) 10 goals (1994, 1998, 2002)
waxaan filayaa in qof kasa uu kasi karo weeraryahankani waa Bati Gool ciyaaryahankii loogu magac daray waa xidig caan ahaa oo soomaray kooxaha Fiorantina,As Roma, Inter wuxuuna sanadihii 90 maadkii dabayaaqadiisa ahaa xidig ay ka qal qalaan daafacyada isagoo sidoo kale kooxdiisa Roma kula guuleestay horyaalka wadanka talyaanig in kastoo waqtigiisa ugu badnaa uu Fiorantina ku qaatay.
9) Gary Lineker (England) 10 goals (1986, 1990)
xidigaan waxa uu dhashay 1960 kii waxa uuna u soo ciyaaray kooxda barcelona iyo Tottenham wuxuun ku guuleestay kabaha dahabka ee koobkii aduuna 1988 Maxico lagu qabtay in kastoo Argentina ay ku guuleesatay.
10) Teofilo Cubillas (Peru) 10 goals (1970, 1978, 1982)
waa ciyaaryahanka ugu danbeeyo ee aan ku soo gaba gabeyneyno qormadeena waxa uu dhashay sanadkii March 8, 1949
wuxuuna u soo ciyaaray kooxda Fc Porto ee wadanka burtaqiiska.
Cabdiqani Cali Dalmar
Bern-Switzerland
riyaale10@hotmail
.
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story