Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 18 May 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Xaasaska Xildhibaanada Beljim Oo Loogu Baaqay Iney Ragooda Ku Soo Rogaan Cunaqabateynta Xaga Sarirta
Sunday - Feb 13, 2011
Haweenka ama lamaanayaasha xildhibaanada Baarlamanka wadanka Beljium ayaa loogu baaqay inay ragooda ama xaasaskooda ku soo rogaan cunaqabateyn dhanka sariirta ah oo ay lugaha ka xirtaan.
Baaqan sariir galgalasho diidka ah ayaa ka dambeeyey ka gadaal markii mudanayaasha baaarlamanka dalkaasi ay ku guuldareysteen inay soo dhisaan dawlad uu yeesho dalkaasi.
Dalka marka laga soo tago Soomaaliya wuxuu noqdey wadankii ugu horeeyey ee aduunka dawlad laaan noqda mudo ku dhaw sanad waxaana taasi ugu wacan ka dib markii xisbiyada wadankaasi ay ku guuldareysteen dhismaha dawlad aqbilyad buuxda haysata, tani oo dhigan in la waayo xisbi si buuxda u hela aqbilabiyada looga baahan yahay dhismaha dawlad.
Doorashooyinkii ka dhacay dalka Belgim bishii June ee sanakdii hore ilaa iyo hada dalkaasi dawlad ma leh waxaana taasi ay ka dhigan in 241 maalmood aanu dalkaasi laheyn wax dawlad ah.
Dalka Ciraaq ayaa noqonaya wadanka kaliya ee soo raaca Beljeim kaasi oo aan laheyn wax dawlad ah mudo 249 maalmood ah oo ka dambeysay xiligii la riday xukuumadii Sadaam Xuseen, waxaase haysata kaalinta koowaad ee dawlad laaanta Soomaaliya.
Haweenay ka tirsan baarlamanka wadanka Beljeim oo lagu magacaabo Marleen Temmerman ayaa u jeedisay xubnaha dhigeeda ah ee ka tirsan baarlamanka inay gabi ahaanba qaataan talaabada cunaqabateynta ciyaaraha sariirta iyadoo sheegtey in loo baahan yahay in la qaato talaabo la mid ah tii ay qaateen xaasaska xildhibaanada wadanka Kenya oo sanadkii hore ragooda ku soo rogay cunaqabateyn dhanka sariirta ah ka dib markii xisbiyada wadankaasi ay ku guuldareysteen inay dhisaan dawlad midnimo qaran, iyadoo aaqrikii xisbiyada Madaxweyne Kibaki & Raisalwasaare Raila Odinga ay isku raaceen dawlad wadaaga ah
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story