Ciidamada Itoobiya oo bilaabay Iney Sugaan Nabadgalyada Magaalada Baladweyne ee G. Hiiraan
Wednesday - March 12, 2008
Baladweyne- Warar aan ka xiganay dadyow ka soo jeeda gobolkaas oo xirir joogta ah la leh aya no xaqiijiyey in ciidamo itobiyaan ah ay gacan ku haynta nabadgalyada magaladaas ay la wareegeen kadib markii halkaas ay ku badatay xasilooni daro iyo iska horyimaadyo saameeyey noloshi dadweynaha gobolkaas.