Madaxweynihi Hore Ee TNGda C/qaasim oo ku Baaqay in Ciidamada Itoobiya laga Saaro Soomaaliya
Thursday - March 20, 2008
Mogadisho: Madaxweynihi hore ee Dawladi TNGda ee Soomaaliya ayaa Eedeyn u soo jeediyey dawlada mareykanka iyo waxa ay ka wado soomaaliya oo aan dan maslaxo ugu jirin ummada soomaaliyeed, waxuuna ku baaqay in ciidamada itoobiyaanka ay dalka ka baxaan oo sabab u ah dhibaatada maanta ka jirta soomaaliya.