Casmara oo Aragtideedi Siyaasadeed Wax ka Badashay
Saturday - March 29, 2008
Casmara : Waxa warar ka soo baxaya dhinaca Eretereya ay sheegayaan in Eretereyaanku wax ka badalay siyaasadeedi ku aadaneyd so dhaweynta mucaaradka dawladeheeda jaarka la ah siiba soomaaliya, itoobiya iyo suudaan, sidaasna waxa shaacisay wakaaladaha wararka ee dawlada Eretereeya.