Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 16 September 2024

Dr. Maxamuud Tifow oo Laga Qabtay Waraaqihi AQoonsiga Danjirnimada

Tuesday - April 1, 2008

Barliin: Ambashatoor Maxamuud Tifow oo kol hore madaxweyne cabdulaahi yuusuf u magacaabay danjiraha dalka jarmalka ayaa laga qabtay waraaqihi aqoonsiga danjrnimo ee u ku matalay dalka soomaaliya .