Fu'aad Aadan Cade oo Xilkii Wasiirnimo Laga Xayuubiyey
Friday - April 4, 2008
Hargeysa - Wararka ka iimaanaya magaalada hargeysa ayaa tilmaamaya in wasiirkii horumarinta iyo reer miyiga Mr. fu'aad Aadan cade laga qaaday xilkii u ka hayey wasaaradaas, wasiirkaas oo sida la sheegay ahaa nin misaan weyn ku lahaa bulshaweynta gobolka sool.