Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 7 September 2024

Maxaabiista Xabsiga Dhexe Ee Magaaladda Dubay Oo Si Waxashnimo ah Lola Dhaqmay

Tuesday - April 8, 2008

Dubai: Wargesyada ka soo baxa magaalada dubey ee dalka isutaga iimaaradka carabta ayaa biishaan 7deei daabacay war u ku sheegay in xadgudubyo jirdil ah iyo aflagaado loo geystay dad maxaabis ah oo ku jiray xabsiga dhexe ee dubey.