Dawladda Indonesiya Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Dadka Haysta Caqiidada AL-Axmadiya"Qaydaaniya"
Tuesday - June 10, 2008
Jakarta: Xukuumada Indonisiya ayaa qaaday talaabo lagu xakameynayo Kooxha aaminsan caqiidada al- Axmadiya "qadiyaaniyada" ee ku abtirsata Aasaasihi caqiidadaan Oo la oran jiray Mizra Gulam Axmed Al- qaydaani sanadkii 1889 gobolka benjab ee hindiya "Qaydaaniya waa magaca magaaladii u ku dhashay bud dhigaha caqiidadaan".