Wafuudi Shirka Jabuuti ka Qayb Gashay Oo Sacuudiga Looga Yeeray
Thursday - June 12, 2008
Saudi Arabia- Jidda: War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in xubnaha Dowladda KMG iyo Isbaheysiga ee heshiiska ku saxiixay dalka Jabuuti ay tagayaan magaalada barakeysan ee Makkah ee dalka Sacuudi Carabiya.