Waa Qormadii Maalinta Jimcaha Ee Baraarujinta: "Su'aasha Iyo Ciqaabta Qabriga" Subxaana Alla
Thursday - June 19, 2008
Walaalayaal,
Markii maydka qabriga la soo duldhigo,hawsha adag ee taalaa qabriga waxay ka bilaabantaa laba malag oo la kala yiraahdo Munkar iyo Nakiir,oo ilaahay u wakiishay inay qofka dhintay su,aalo waydiiyaan.
Qofkii intaanu dhiman xariga ilaahay haystay ee cibaadaysan jiray iyo qofkii xadhiga ilaahay gooyay ama faasiqa ahaa ee aan cibaadaysan jirin midba suurad ama muuqqal gooni ah ugu imanayaan.