Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 5 Feb 2025

Amarkii ILah Iyo Waqtigu Waa Wax Ka Adage Ee Sadaam Xuseen Waxuu Ahaa Nin Goba Dhaqan Fiicana Leh

Friday - July 4, 2008

Baqdaad: Dhamaadkii 1990 dawladda iiraan waxay Sadaam Xuseen u soo bandhigtay in mucaaradkeeda ku sugan Ciraaq gacanta loo soo galiyo siiba kwa ka tirsan "mujaahidiin khalaq" oo dagaal waqtigaas kula jiray xukuumadda iiraan ee islaamiga.