Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 July 2024

Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Sheeko Gaaban Murti Leh U Qoray Abwaan Jonson Oo Ku Noola Afrika Muddo 49- Sano

Monday - May 13, 2024




Abwaanki Qoraagi Weyna ee Mr Jonson, wuxuu buugiisii ku sheegay sheeka uu ka soo gudbiyay Afrikadii Badwga aheyd ee uu la noolaa muddo aan ka yareyn 49-sano, wuxuuna yiri: "Shucuubta Afrika hadii loo akhriyo khudbad dheer marka lagu kulmo Barxada Fagaaraha tuulooyinka oo ay aad khudbada ugu dheeraato waa ay ku buuqaan Qufka soo jeedinayay khudbada iyaga oo leh (Nagu filan!!Nagu filan!!!)"

Qaar waxay amraan qofka khudbada akhrinayo inuu ku istaago Hal Lug marka uu daalo oo uu lugta kale dhulka dhigana waxay ku yiraahdaan "jooji hadalka!!

Wuxuu Saxaabi Cabdullaahi Bin Mascuud RC wuxuu yiri: "Dadka u khudbee inta ay indhaha dhankaaga u soo taagayaan oo kaliya, dhegahoodana ay kuu raaricinayaan, hadiise aad ka dareentid Hamaansi hadalka ka jooji"