Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 23 Feb 2025

Jimce Wanaagsan Kheyrkeeda iyo Barakada Ay Leedahay Eebe Ha Na Waafajiyo Aamiin .. iimaam Al-Caalim Shaafici Waxaa Laga Wariyey Oo U Yiri: Qofka Nuxurkiisa Iyo Dadnimadiisa Sadex Arimod Bay Ku Jirta

Thursday - Feb 13, 2025



Imaamki Caalimki weynaa Ee wixii Alle baray iyo casharo ku qotoma aqoon sareysa naga haqab-tiray kaaso ah Fadilaat Al-Shaafici ayaa waxaa laga wariayay inu yiri in Qofka Nuxurka Dadnimadiisa ay ku fadhido Sadex wayaalood oo u sameeyo kuwaaso ah:

1. Baahidaada inaad qarsato ilaa ay dadku kuu maleeyaan inaad ladan-tahay.

2. Xanaaqa oo aad qarsato ilaa laguu maleeyo inaad raalli tahay oo aad qanacsan-tahay.

3. Dhibaatada iyo culeys-ka ku saaran inaad qarsato ilaa ay dadku moodaan inaad barwaaqo ku nooshahay.