Ramadaan Karim .. Sadex Qof Ducadooda Lama Soo Celiyo .. Hadaba Ha Moogaan Inaad Alle Tuukto Oo Toobad Keento
Tuesday - March 11, 2025
Saxaabigi Weynaa ee la oran jiray Anas bin Malik RC wuxuu yiri: Rasuulku CSW wuxuu yiri: Saddex Qof Ducadooda Lama Sooo Celiyo:
1- Qofka Sooman Xiliga Uu Afuraayo
2- Hogaamiye Cadaalad Ooge ah
3- iyo Qofka Dulmanaha Ah Ducadiisa.
Hadaba ha moogaan inaad Alle tuugto una toobad keento, waa xilli inta badan dadku cuntada hamuun u qabaan oo cid xusuusataba yar, gacmahaaga kor u taag adoo niyadaadu khaalis tahy dantaada iyo baahi-daadana Eebe Weyne u sheego wuu ku ajiibiye.
Ducooyinka Nebiga NNKH ka sugnaaday waxaa kamida: Oonki Wuu Tagay, Xididadina Waa Qoyeen Ajarna Wuu Sugnaaday Inshaa Alaahu
Aamiin Aamiin Yaa Raxmaan Allow Naga Aqbal Soonka, Salada iyo Cibaadada .. Alow Ka Yeel Camalkeena Mid La Aqbalay