Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 14 July 2025

WARARKA MAANTA

Goormu Bakheyl Gool Loogi Jiray..Sir Baana Makuba Museveni Oo Gogol Deeq Cantooba Leh U Fidinaaya So

Friday - November 5, 2010

Inkasto Daad Rogmay .. Rajo Samirtay .. Hasa ahate Rabigi Aduunyada lahaa Su raboYey Noqone .. Waxaa maalmahaan dalalka reer galbeedka iyo magaalada

Warkii oo dhan

tarbiyada

Friday - November 5, 2010

Ogaada Caruurtu waa “Il qabowsi” Haddii uu ilaahay kuu Hanuuniyo, waa Quruxda Nolosha Aduunka iyo Dhaxalka lagu faano haddii uu Alle kaaga dhigo Awlaad Saalax oo

Warkii oo dhan

Barnaamijkii Shiikh Shuceyb ..Iyo Qiiso Cashar Ah Uu Soo Gudbiyey Xasan Cade

Thursday - November 4, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

War Wacan Dhagaha Laga Waraabsha Daaweynti Cudurka HIV/AIDS-Ka Oo Cilmigiisi Somaaliya Laga Helay

Wednesday - November 3, 2010

Gabar Somaliyad ah oo magaceeda la yiraahdo Madiina Xasan oo 28 jir ah, isla markaana muddo 4 sannadood ka hawlgaleysay cusbitaal ay lahayd shirkadda gaar ah oo

Warkii oo dhan

Daanyeer Loo Magacaabay Inu Taliye Ka Noqdo Saldhig Boolis Oo Ku Yaal Xaafada Sun Shine Ee New York

Tuesday - November 2, 2010

New York Times : Mid ka mid ah xayawaanka sida dadka loo tababaro ee Gorrilaha, lana baxay Bill Swatson oo 16 jir ah ayaa loo qaatay inuu hawlaha dambi baarista

Warkii oo dhan

Midiyo Xabaale Mr. Jaabir Al-fiifi Oo Ciribihi Qaacidada Yaman Iyo Somaaliya Jar-Jaray

Monday - November 1, 2010

London: Sirdoonka amniga dawlada ingiriiska ayaa daboolka ka qaaday in ninka lagu magacaabo Jaabir Al-Fiifi uu ka dambeeyey kashifaadi dabinki parcel-kii bomb

Warkii oo dhan

Maayarka hargeysa Oo Dafiray Inu Amniga Itoobiya U gacan Galiyey Dad Qaxooti Ah

Monday - November 1, 2010

Hargeysa- Maayarka caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa ka hadlay warar sheegayay inuu dad qaxoonti ah oo ka shaqaysanayey magaalada Hargeysa uu

Warkii oo dhan

Aragtida Akhwaanu Muslimiinta Masar Haddi U Dhintu Husni Mubaarak

Sunday - October 31, 2010

Ururka Akhwaanu Muslimiin Ee Masar waxa la aas-aasay sannadii 1928 oo Uu bud-dhigay shaksiga boqolka milyan taageerta Shiikh Xasan al-Bana illahay naxariistii

Warkii oo dhan

Wax Lala Soo Jiifaba Wareer Iyo Halis Badan kabib Raiisal Wasaare M. Farmaajo Oo Maanta La Ansaxiyey

Sunday - October 31, 2010

Muqdisho - Kulan xaasi ah oo ay maanta isugu yimaadeen mudanayasha Baarlamaanka DKM ee Somaliya, oo ay ka soo qeyb galeen mudanayaal gaaray 391-Xikdhibaan,

Warkii oo dhan

Shariif Sakinkii Yiri Dhuuxa Mooye Wax kale ii Dhadhami-Maayaan Oo Salankii U Baxay ka Soo Dagay

Friday - October 29, 2010

War run loo qaadankaro hasa ahaate dhutinaya ayaan ka xiganay nin ku dhaw-dhaw qasriga madaxtooyada oo noo sheegay in sinsaaradi la is xambaarsiiyey iyo

Warkii oo dhan

Barnaamijkii Shiikh Shuceyb Iyo Sheeko Cibrad Qaadasho Ah Una Qoray Axmed Riiraash..Sheeko God-Madow

Thursday - October 28, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

God Madow

Thursday - October 28, 2010

GOD-MADOW  (Sheeko)Waxa qorey: Axmed Riiraash [email protected]  Waxa uu marayaa wada cad, maalinba mid ayuu la kulmaa tu yar oo cusub ayaa hadba goob

Warkii oo dhan

Haweyney Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay Caro Ay Ragga U Qabto Awgeed

Thursday - October 28, 2010

Haweenay la yaab leh oo u dhalatay dalka Tawain oo lagu magacaabo Chen Wei-yih, ayaa ku dhawaaqday in ay iyada lafteedu is guursatay , waxaanay samaysatay xaflad

Warkii oo dhan

Allaahu Akbar .. Bilis Haween Tony Blair Dumaashidi Oo Dhaar Ku Xagaf Siisay Iney Islaamtay

Wednesday - October 27, 2010

Bilis Haween Lauren Booth oo la dhalatay marwo Cherie Booth oo u dhaxda R. Wasaarihii hore ee dalka Britain Tony Blair ayaa daboolka ka rogtey inay ku soo biirtay

Warkii oo dhan

Shariif Sakiin Oo Indhihi Si Fiican U Kala Qaaday Iyo Mudane Farmaajo Oo Beri La Ansixin-doono

Tuesday - October 26, 2010

War iminka shabakadaan ka soo gaaray magalada mogdisho ayaa tilmaamaya in berito arbaca ah u dhici-doono kulankii barlamaanka lagu ansixin-lahaa raiisal wasaaraha

Warkii oo dhan