Sunday - Feb 7, 2010
Waa dhibaato ragu haddu kala dafiro abaal ... Xog rasmi ah oo laga helayo xarumaha isgaarsiinta soomaaliya ee iyagu 20kii sano ee inadhaaftay dhageysan jiray
Warkii oo dhan
Friday - Feb 5, 2010
iiraan Ayaa goodin iyo micyo-lisasho maalma-haan isku cajabisey kuna hamineysa iney reer galbeedka dacar leefsiiso oo waliba ay rabto iney dood iyo digasho u raaciso.
Wararka
Warkii oo dhan
Thursday - Feb 4, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Wednesday - Feb 3, 2010
Hasha Ma Aha Hashi Nabi Saalax, laakiin Nin u dhashay dalka isutaga imaaraadka Carabta ayaa ku iibsaday Hal 10 malyuun oo dirham kadib markay ka qayb gashay tartan-mehrajaan
Warkii oo dhan
Wednesday - Feb 3, 2010
Af macaan gacan Macaan Baa Dhaanta ... Tobanka wadan ee AFrica ee China ugu jecelyahay ee uu maalgashado ee uu maalgashaday Wadamada Africabka wax iswaydaarsadaana
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 2, 2010
Dawlada Kyrgyzstan oo ka mid aheyd Jamhuuradii Midowgii Sofiyeeti ayaa dhawaan shaaca ka qaaday qorshe baasaboor ay ugu sameynayso nooc ka mid ah xoolaha gaar ahaan
Warkii oo dhan
Monday - Feb 1, 2010
Dalka Switzerland ayaa laga qaban doona Bisha soo socota Afti dadweyne oo dadka lagu waydiinayo inay ogolaadan ama diidaan sharci cusub oo u fasaxaya xayawaanka
Warkii oo dhan
Friday - January 29, 2010
London - Ninka ugu taajirsan dalka Itoobiya, Sheekh Maxamed Al Amoudi, ayey gabadhiisa oo la yiraahdo Sahra Sheekh Maxamed Al Amoudi, iska dhiibtay dalka Ingriiska.
Warkii oo dhan
Thursday - January 28, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Wednesday - January 27, 2010
War lagu daabacay wargeyska caanka ah ee British Medical Journal ayaa sheegay in cilmi baadhitaan ay sameeyeen culimo ka tirsan xarunta "Danish Epidemology Science
Warkii oo dhan
Tuesday - January 26, 2010
Dowladda Maraykanka ayaa waxaa ay dalka Uganda ka qaaday maalinimadi shalay ila iyo maanta Qaxootigi Soomaaliyeed ugu badnaa ay ka dhoofiso qaaradda Afrika.
Sarkaal
Warkii oo dhan
Monday - January 25, 2010
Gen. Maxamed Cali Samatar Wasiirkii difaaca ee dowladii kacaanka ayaa lagu dacweynayaa in uu mas'uul ka ahaa dil, kufsi iyo jir dil loo geystay dad Soomalilanda
Warkii oo dhan
Sunday - January 24, 2010
Xarakada Shabaab ee gacanta ku haaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shaaca ka qaaday in degmadaas ka hirgeliyaan Suuq ay ugu magac dareen Saalax Cali Saalax Nabhaan
Warkii oo dhan
Friday - January 22, 2010
Nairobi-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ay ciidamada ammaanka ee Kenya habeen hore xabsiga u taxaabeen, ayaa shalay gelinkii dambe dib
Warkii oo dhan
Thursday - January 21, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan