Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 January 2025

WARARKA MAANTA

G.Hore ee Barlamaanka Sh..Xasan iyo Gudomiyihi Maxkamadaha Sheekh Sharif oo Nairoobi ku soo Fool Leh

Wednesday - March 26, 2008

Nairoobi : war iminka naga soo gaaray magaaladda nairoobi ayaa tilmaamaya in wafdi ka socda mucaaradka asmara oo ay kala hogaaminayaan Guddmiyihi hore barlamaanka

Warkii oo dhan

General Cabdi Qaybdiid iyo General John oo ka Badbaaday Shirqool lagu Dililahaa

Wednesday - March 26, 2008

Mogadisho: Warar xaqiiqo ah oo ka soo baxay dagaalki dhawaan ka dhacay degmada hodan ee mogdisho biishaan 24teedii ayaa faafaahin ay ka bixiyeen saraakiil sarsare

Warkii oo dhan

Dalka oo la Galindoono 3 Bilood oo Xukun Deg Deg ah

Wednesday - March 26, 2008

Mogadisho: Warar loo qaateen ah oo aan ka helnay mid ka mid ah kuwa noga soo xog warama magaalada caasimada mogadisho ayaa sheegaya in madaxweyne

Warkii oo dhan

Dawlada Israaiil oo faafisay qaabka dagaalka ay u soo Qaadidoonaan Xisbulaahi iyo Iraan

Tuesday - March 25, 2008

Tel-abib : Dawlada israaiil oo khubaradeeda daraasad ku soo sameeyeen xaaladaha dhici doona haddi dagaal u dhex maro israaiil iyo iiraan ayaa shaaca ka qaaday

Warkii oo dhan

Ciidamadi Itoobiyaanka Ee Tegay Sh. Hoose oo Halkaas Baaritaano ka Wada

Tuesday - March 25, 2008

Marka:Horimo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee taageeraya dowlada soomaliya ee shalay gaaray degmooyinka gobalka shabeelaha hoose ayaa dhaq dhaqaaqyo ka wada

Warkii oo dhan

Dawo Bakhiilka ka Dhigeysa Kariim oo la soo Saaray

Monday - March 24, 2008

Washinton: ilaahay ma jecla bakhiilka oo in badan ayuu quraankiisa ku xusay ugana digay cawaaqib xumada ay u leedahay bukhliga adoomadiisa caabuda,

Warkii oo dhan

Dagaalki Saaka Mogdisho ka Bilaabmay oo sii Xoogeystey

Monday - March 24, 2008

Muqdisho- Isku dhacy dagaal ee ka socday Qeybo ka mid ah Degmada Hodan ayaa sii xoogeystay waana mid si xawli ku socoanaya, waxaana la sheegaya in Kooxaha

Warkii oo dhan

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Saaka Gaaray Degmooyinka Shabeelada Hoose

Monday - March 24, 2008

Marka : Cutubyo Itoobiyaan ah oo si lixaad leh u hubeysan ayaa saaka waxay tageen  Magaalada Marka ee Gobolka shabeelaha hoose , cutubyadaas

Warkii oo dhan

Xasan Xaad iyo Odayaashiisa Dhaqanka oo Maanta La Gudoonsiyey Dukumenti lagu Raadinaayo Heshiis

Sunday - March 23, 2008

 Mogadisho-  warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay shirkii maanta ku dhemaray Risal Wasaaraha Nuur Cade iyo xubno ka tirsan  golaha dhaqanka hawiye

Warkii oo dhan

Ciidamada Itoobiya oo Isku Fidindoona Guud ahaan Soomaaliya

Sunday - March 23, 2008

Adis-ababa, Dolow : Dawlada itoobiya ayaad mooda iney go'aansatay iney soomaaliya markale ka sameeyaan hawlgalo milatari oo ay isku fidinayaan meelo badan oo ka

Warkii oo dhan

Shooting at Dixion Country Style Doughnut Shop (Bar Calaacal)

Saturday - March 22, 2008

Four in doughnut shop hit with shotgun blast  For the second time in a week, a gunman has let loose a barrage of gunfire on a group of young men apparently

Warkii oo dhan

Banaan Bax Lagu Taageerayo Heshiska Ay ku Baaqday Dawlada Kmg

Saturday - March 22, 2008

Mogadisho : Sida wariyahayaga noogu soo gudbiyey khadka taleefoonka, waxaa manta magaalada mogadisho ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo baaqi u dhawaan

Warkii oo dhan

Taarikhyahan DR. Harvel Sebastina oo soo Diyaariyey Taarikh Nololeedkii AL-Mujaahid Amiir Nuur

Saturday - March 22, 2008

Taariikh nololeedka waxaa soo diyaariyay taariikh-qore Dr. Harvel Sebastian, waxaana lagu so qoray kitaabka la yiraahdo The Encyclopaedia Africana Dictionary of

Warkii oo dhan

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo Dib Ugu soo Laabtay Caasimada Mogadisho

Saturday - March 22, 2008

Muqdisho :Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Y. Axmed ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Caasumada Muqdisho, kadib todobaadyo oo uu howlo shaqo dalka uga maqnaa,Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Ra'isal Wasaarihi Hore ee Dalka Faransiska Mr.Devillepen oo ka Hadlay Dagaalki Ciraaq

Friday - March 21, 2008

Baris: Mr. Dominique Devillepn oo ahaan jiray Rai'sal Wasaarihi Faransiiska xilyadi 15 may 2005 -17 may 2007 ayaa dhawr goor siiyey jaraaidka faransiiska warar

Warkii oo dhan