Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 19 July 2025

WARARKA MAANTA

Midawga Reer Yurub Oo Baaq ka Soo Saaray Colaada Ka Aloosan Degaanka Buuhodle Iyo Laascaanood

Tuesday - Feb 22, 2011

Ayadoo lala kaashanaya Madaxda Ergooyinka Midowga Yurub ee Nairobi ayaa Ergada Midowga yurub waxay soo saraysaa bayaanka soo socda:Midowga Yurub wuxuu si dareen

Warkii oo dhan

Mogdisho Oo Weli Dagaaladu Ka Sii Soconayaan

Tuesday - Feb 22, 2011

Muqdisho:Dagaallada Muqdisho oo galay maalintoodii afaraad ayaa maanta si goos goos ah uga socda xaafado ku yaala degmooyinka Hodon iyo Howlwadaag, halkaasoo maalmihii

Warkii oo dhan

War Deg Deg Ah .. Korneyl Qadaafi Oo Baxsaday Markay Milatari Dhaarsani Mortar Ku Asqeeyey

Monday - Feb 21, 2011

War Deg Deg Ah oo Iminka Soo Gaaray Miiska Shabakada Galdogob Times Ayaa xaqiiqsaday in ciidamadi Qadaafi kala yaaceen oo jaaniski korneylka halkaas ku dhamaaday,waxaana

Warkii oo dhan

Reer Baxreyn Dhaq-dhaqaaqa Kacdoon Ay Wadaan Ma Guuleysan-doonaa .. Mise Dhagax Bey Tuujinayaan ?

Sunday - Feb 20, 2011

Dalka Bahrain wuxuu Juquraafi ahaan ka kooban yahay 30 jasiiradood oo isku darkooda ku fadhiya dhul baaxadeed dhan 717 kilometer oo wareeg ah,caasimadiisu waa Manama

Warkii oo dhan

Shacabki Libiya Oo Ciyaarihi Kacdoonka Goolashi Ku Sii Jaraya..Geeri Laga Yaabay Ku Galbiyey Qadaafi

Sunday - Feb 20, 2011

Wararka is dhex jibaaxaya ee ka imaanaya mashaqada iyo balaayada ka socota dalka Libiya ayaa inta badan warbixintooda laga hela dad si gaara ugu xiran maamulka Korneyl

Warkii oo dhan

Israail Oo Qiratay Iney Ku Baraarugtay Kacdoonka Masar Sidi Dagaalki Kadiska Ee Oktobar 1973

Saturday - Feb 19, 2011

Dawlada Israail ayaa u aragtay duufaanta kacdoon iyo isbadalka Masar ka dhacay mid murugo iyo kadis ku noqday oo aysan marna filaneyn, taaso ay yiraahdeen ufada

Warkii oo dhan

Jabuuti oo kacdoon Ruxay Iyo Madaxweyne Ismaciil Cumar Oo Degmada Carta U Baxsaday

Saturday - Feb 19, 2011

Jabuuti: Xigasho Somalidiasporanews.com- Waxa maanta ruxay Jamhuuriyada Jabuuti dibad baxyo shucuubta Jabuuti ay ku dalbanayaan isbedel siyaasadeed oo in badan ummadaasi

Warkii oo dhan

Ogeysiis .. Ogeysiis .. Shir Hablaha Puntland Oo Ka Dhici-doona London /UK

Friday - Feb 18, 2011

Waxaa Shabakadaan Galdogob Times maanta khadka E-mailka lagu soo gaarsiiyey ogeysiis la xariira shir weyne lagu qaban-doono magaalada London oo la doonaayo in bogiisaan

Warkii oo dhan

Spain Iyo Masar Oo Shaaciyey In Shirarka Lagaga Hadlaayo Arimaha Somaaliya Lagu Casumo Al- Shabaab

Thursday - Feb 17, 2011

Qaahira - Dawladda Masar, ayaa horay u weydiisatay dalka Maraykanka inuu sharaxaad ka bixiyo xiriirka wadashaqayneed ee uu la leeyahay Somaliland, iyadoo Masaaridu

Warkii oo dhan

Shiikh Yuusuf Qardhaawi Oo Salada Jimce Daweynaha Masaarida Ku Tujinaaya Barxda Al-Taxriir

Thursday - Feb 17, 2011

Qaahira: Sida la cadeeyey beri subax ee salaada Jimce waa haddi alle idme waxaa garoonka loo yaqaano " Meydaan al-taxriir" halkaas salaada khudbada Jimcaha ka jeedin-doona

Warkii oo dhan

Safiirka Mareykanka Ee Kenya Oo U Hambalyeyey Dawlada DKMG Xariga Maxamed Dheere

Thursday - Feb 17, 2011

Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya ayaa caawa hambalyo u diray dowladda KMG ah oo ay ugu tahniyadeeyeen talaabadii ay maanta u qaadeen in la soo qabqabtay raga

Warkii oo dhan

Maxamed Dheer Oo Xabsi Loo Taxaabay

Wednesday - Feb 16, 2011

Muqdisho: Xigasho warbaahinta Xogsheeg - Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu xiray Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb  iyo rag kale,

Warkii oo dhan

Sagaalka Gaf Ee Waaweyn Oo Xusni Mubaark Ku Dhacay

Tuesday - Feb 15, 2011

Tix Raac wargayska la yiraahdo foreign Policy ka soo baxa wadanka Maraykanka taas oo u ku sharxaayey gafafka iyo khaladaadka uu ku dhacey madaxweynihii hore ee Masar

Warkii oo dhan

Madaxweynihi Hore Ee Masaarida Xusni Mubaark Oo Miyir Doorsoomay

Tuesday - Feb 15, 2011

Sharma Sheekh-Masar : Sida uu qorey wargayska lagu magacaabo AL- Qudus AL Carabi iyada oo ka soo xiganaysa wargayska kale ee la yiraahdo Misra Alyoom, waxa ay sheegtey

Warkii oo dhan

Xukumada Farmaajo Oo Barlamaanka Ka Codsaday Iney Horkeento Ballan-qaadkeeda Ahaa Boqolkii Maalmood

Tuesday - Feb 15, 2011

Gudoomiye ku xigeenka Guddiga amniga Barlamaanka KMG Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in loo baahan yahay in Xukuumadda KMG ah ay barlamanka horkeento wax qabadkii ay

Warkii oo dhan