Monday - December 13, 2010
Salaam dhamaanba naga gudooma Waxaa reyn-reyn noo ah oo aan aad ugu bognay inaan maanta markii ugu horeysey la kulano madaxweyne Soomaaliyeed oo ka socda kilinka
Warkii oo dhan
Monday - December 13, 2010
Pristina - Kosovo ayaa soo gebagebeysey hanaankii doorashada guud axadii ,waxaana looga danleeyahay in lagu sugo xuduudeeda iyo dhulka ay dowladu maamusha kadib
Warkii oo dhan
Monday - December 13, 2010
Garoowe- Kooxaha kubadda cagta ee gobolada Bakool iyo Jubadda dhexe ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kuwaas oo ka qaybgali doona ciyaaraha
Warkii oo dhan
Sunday - December 12, 2010
Bosaaso: xigasho magaalo nat. Wararka ka imanaya Deeganada ku dhaw Buuraha Gal-Gala ayaa sheegaya in halkaas markale Dagaal ka curtay deegaankaasi Maalintii Shalay
Warkii oo dhan
Sunday - December 12, 2010
Hargaysa- Somaliland ayaa la sheegay inay ku talo jirto inay ciqaab adag oo gaari karta xabsi dheer ay ku qaado labada Calooshood u shaqaystayaasha ah ee u dhashay
Warkii oo dhan
Saturday - December 11, 2010
PAKISTAN - Qunsulka guud ee dalka mareykanka u fadhiyey magaalada bishaawir ee dalka Pakistan Elizabeth Rudd ayaa ka carartay magaaladaa iyo guud ahaan dalka Pakistan
Warkii oo dhan
Friday - December 10, 2010
Kampala-Ciidamo dhar cad ah oo ka tirsan sirdoonka dalka Uganda ayaa habeenkii xalay ahaa abaaro 8:00 fiidnimo xir-xiray dhowr qof oo soomaali ah kuwaasi oo uu ku
Warkii oo dhan
Thursday - December 9, 2010
Kisimaayo: Xiisado colaadeed oo u dhaxeysa maleeshiyada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney ka taagan yihiin magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose,
Warkii oo dhan
Thursday - December 9, 2010
Maxkamada Magaalada Gothenborg Ee Dalka Sweden Ayaa Maanta Afar Sanadood oo Xadhiga Ku Xukuntay Laba Wiil oo Soomaali Ah oo Lagu Eedeeyey Inay Ka Tirsan Yihiin Al-ShabaabSweden-
Warkii oo dhan
Wednesday - December 8, 2010
Berbera - Sida Ay sheegeen Boliska Madaarka Berbara ayaa ku guuldaraystay inay qabtaan Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Oomaar, oo
Warkii oo dhan
Wednesday - December 8, 2010
Mogadisho : Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada Soomaaliyaa ayaa maxkamadda ciidanka Qalabka sida ay ku fulisay xukun dil ah isagoo lagu toogtay faqaaraha Dugsiga
Warkii oo dhan
Tuesday - December 7, 2010
Xigasho Hargeysa Star.com .. Wel-wel iyo cabsi weyn ayaa soo food-saartay badi dadweynaha ku dhaqan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, gaar ahaan dadka hub-laaanta
Warkii oo dhan
Tuesday - December 7, 2010
TUNISIA: Gabar u dhalatay dalka Tunisiya ee Carbeed ayaa go'aansatay inay guursato nin dhalinyaro ah oo qaba cudurka dillaaga ah ee AIDS ka .. Gabadhaa oo 33
Warkii oo dhan
Monday - December 6, 2010
Denmark (Copenhagen): Ka hortago waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, Waa murti ama weedh ku baahday Isticmaalkeedu dhinaca Caafimaadka. Waxa Dunidan aan ku noolahay
Warkii oo dhan
Monday - December 6, 2010
Bahda Shabakada Wararka Galdogob Times Wuxuu akhriystayaashiisa meel kasta oo ay jooggaanba ilaahay uga baryayaa in sanadkan sanadkiisa uu ku gaarsiiyo
Warkii oo dhan