Monday - December 6, 2010
Nairobi: Boqolaal qof oo Soomaali ah ayaa xalay laga qabqabtay xaafada Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya,Wararka ayaana sheegaya in dadka laga qabqabtay
Warkii oo dhan
Sunday - December 5, 2010
Germany: Jaad nooca miiro culeyskiisu ahaa 3.3 tan, laguna qiimeeyay 1.250.000 (Hal Milyan Laba Boqol Iyo Konton Kun Oo Euro) ayeey meel fagaaro ah ku gubeen
Warkii oo dhan
Friday - December 3, 2010
Waxaan ka mid ahay somalida badan ee wadankoodii uga cararaydhibka iyo dhiiga daadanaya mudada 20 sano iyo dheeraadkae ay ku luntay qaranimadii iyo qiimihii soomaaliyeedba,
Warkii oo dhan
Friday - December 3, 2010
Waxaynu wada ognahay in puntland oo ah maamul goboleed ka tirsan wadankii aynu kala gonay ee soomaliya in la aasaasay sideed sano kadib markii aynu inagu ku dhawaaqnay
Warkii oo dhan
Thursday - December 2, 2010
Culimadda aqoonta u leh cudurada hida sidaha ee ku dhaca Biniaadamka ayaa waxay ka digeen guurka habar-wadaaga koowaad amma in ay is guursadaan laba lamaane oo hooyooyinkood
Warkii oo dhan
Thursday - December 2, 2010
Burco: Waxaa saaka Subaxii hore laga helay meel u dhaw saylada Xoolaha ee Magaalada Burco maydka wiil dhalinyaro ah oo la bireeyay kaas oo ilaa haatan aan la garanaynin
Warkii oo dhan
Thursday - December 2, 2010
Muqdisho: Ciidan dheeraad ah oo tiradooda lagu sheegay 850-askari oo ka socda dalka Burundi ayaa la geeyay magaalada Mudiso, halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamo
Warkii oo dhan
Wednesday - December 1, 2010
Kooxda Alshabaab ee dagaalka kula jirta dawladda Sheekh Sharif iyo ciidammada AMISOM, ayaa la sheegay inay tababar dagaal u furtay haween tiradoodu gaadhayso ilaa
Warkii oo dhan
Wednesday - December 1, 2010
Wednesday, 01 December 2010
Kismaanyo (TogdhNewsG
350 Haween ah Al Shabaab u Furtay Tababar
NS)- Kooxda Alshabaab ee dagaalka kula jirta dawladda
Warkii oo dhan
Wednesday - December 1, 2010
Sida uu sheegay afeeyaheenka booliska Mozambique Pedro Cossa oo u waramay raadiyaha Dowladda Mozambique ayaa sheegay in Soomalida iska dareereysa marka
Warkii oo dhan
Wednesday - December 1, 2010
Waxaan in ka qarsooneyn burburkii ka dib in Dhulkii Soomaaliya la isku oran jirey ninba si u tashadey oo uu sameyntey sidii uu ku samayn lahaa maamul iyo nidaam
Warkii oo dhan
Tuesday - November 30, 2010
Xildhibaannadii codka kalsoonida ah u diiday xukuumadda cusub ee Soomaalya ayaa sheegay inay mooshin ka gudbin doonaan guddoomiyaha baarlamaanka, iyagoo sheegay
Warkii oo dhan
Tuesday - November 30, 2010
Boosaaso: Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dil shalay galinkii dambe loogu geystay bartamaha magaalada Bosaso C/laahi Saalax Shirwac oo ahaa xeer ilaaliyihi maxkamadda
Warkii oo dhan
Monday - November 29, 2010
Boosaaso: Xeer-ilaaliyihii Maxkamadda Gobolka Bari ee Maammul-goboleedka Puntland C/laahi Saalax Shirwac ayaa fiidnimadii Isniinta (maanta) abbaara 5:30 pm gudaha
Warkii oo dhan
Monday - November 29, 2010
Mogasisho- Raiisul Wasaaraha KMG ah ee Somalia, ayaa Jamciyadda Qurumaha ka dhaxeysa u gudbiyay documents lagu qoray qorshaha ay xukuumadiisa dooneyso inay ku shaqeyso
Warkii oo dhan