Friday - November 19, 2010
Ciid Mubaarik Dhaman Umada Islamka, Gaar Ahan Bulshada S/land .. Salaan ka dib.
Waxaynu Muddo ku dhaw labatan sano ayu raacdaynayna aqoonsi
Warkii oo dhan
Thursday - November 18, 2010
Waxay Maxakamadda ka Dalbatay in Ninkeedu Furo, Isaguna Booliska Ayuu u Diray Baafinta Xaaskiisa Thursday, 18 November
Warkii oo dhan
Wednesday - November 17, 2010
Qorbajoogta Beesha Tanade (Leelkase) Waxay Ay Taageersan Yihiin Xukuumadda R/Wasaare Faramaajo, Kalsooni Buuxdana u Hayaan Wasiirka Beesha.
Raiisul
Warkii oo dhan
Wednesday - November 17, 2010
Maraykanka waaxda cadaalada ayaa Xirtay Haweenay Soomaaliyeed oo ku nool gobolka California inay taageero siisay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo ka dagaalanta
Warkii oo dhan
Monday - November 15, 2010
Cape Town- Gacan-ku-dhiigle u dhashay dalka Koonfurta Afrika oo lagu magacaabo Sandisuwa Qouwlisa, ayaa qirtay inuu si bahalnimo ah u dilay 9 qof oo Soomaali ah,
Warkii oo dhan
Monday - November 15, 2010
Nin baa guursaday gabar aad u qurux badan, aad buuna u jeclaa iyaduna aad bay u jeclayd laakiin waqtiga duruufihiisa ayaa ku khasbay ninkii in uu u safro magaalo
Warkii oo dhan
Sunday - November 14, 2010
Waa mid ka mid ah awoodda uu illaahey u leeyahay in wixii uu doonaa ay dhaqso u ahaadaan .. Iraaddada illaahey ayay ku dhacday in Xaaji Cali Cabdiraxmaan Shariif
Warkii oo dhan
Friday - November 12, 2010
Waxaad mooda in daweynaha markay maqleen amase arkeen liiska cusub ee wasaaradaha lagu soo taxay ay yiraahdeen Bagaha Iyo Nus mar haddi meesha laga diln-dileeyey oo sidi
Warkii oo dhan
Friday - November 12, 2010
Raisal Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo aya banaanka soo dhigay liiskii magacyada 9 wasiir oo sida la sheegay hordhac ah, lana filaayo inta kale iney soo
Warkii oo dhan
Thursday - November 11, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Thursday - November 11, 2010
Barnaamijkii Shiikh Shuceyb ..Iyo Qiiso Cashar Ah Uu Soo Gudbiyey Xasan Cade Friday, 05 November 2010
Warkii oo dhan
Thursday - November 11, 2010
Qarannimada iyo Islaamka
Hadda ka hor maqaal hore ayaan ka sheekeeyey waxa uu yahey qaran madax banaan iyo inuu yahey nidaamka qarannimada cusubi mid leh
Warkii oo dhan
Thursday - November 11, 2010
Booliska magaalada Roma ayaa xiray wakiilka shirkad Soomaali oo xafiis khaas u ah ka ganacsiga caruurta kuna lahaa magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga.
Warkii oo dhan
Wednesday - November 10, 2010
Mogadisho: Warar deyris ah ayaa naga soo gaaraya xarunta ay ku hoydaan madaxda dawlada Shiikh Shariif oo tilmaamaya in jaahlnimada haleeshay masuullintaas digta
Warkii oo dhan
Monday - November 8, 2010
Prince Axmed Cabdi Takar ayaa noo soo diray dhambaal qunbuledeysan uu kaga danqanaayo jiifka hurdada, hanadi is moodka iyo qabka ay isaga jiraan
Warkii oo dhan