Thursday - November 25, 2010
Waxaa jiray labo gabdhood oo saaxiibo ah, kuna nool dalka Austrelia. Waxeey ahayeen gabdho nolosha iska fududeesta oo aduunyadaba wax qiimo ugu fadhiyo aysan jirin
Warkii oo dhan
Thursday - November 25, 2010
Warar ay baahisi News Fox9 ee laga leeyahay cariga mareykanka ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu dilay ganacsade reer Minnoseto ah oo u dhashay dalka
Warkii oo dhan
Thursday - November 25, 2010
Muqdisho: Xigasho Waaheen - Kooxda al-shabaab ayaa ku soo rogtay amar ku qasbaya idaacada magaalada Jowhar ee dalka Soomaaliya in aanay baahin karin casharada Tasiirka
Warkii oo dhan
Wednesday - November 24, 2010
Ra'iisal-wasaare Meles intii uu la hadlayey Reuters, wuxuu uga digay dowladda Masar in ay isku daydo in ay carqaladeyso amaanka dalka Itoobiya, iyadoo soo abaabulaysa
Warkii oo dhan
Wednesday - November 24, 2010
Addis Ababa - Ra'iisal-wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi ayaa dalka Masar uga digay dagaal uu Itoobiya kula galo biyaha wabiga Nile iyo waliba taageero uu siiyo
Warkii oo dhan
Tuesday - November 23, 2010
Kenya-Mombasa: Ciidanka ammaanka Kenya ayaa gacanta ku dhigay toddoba dhallinyaro ah oo uu ku jiray wiil dhalosho ahaan ka soo jeeda dalka Nayjeeriya hasa ahaate
Warkii oo dhan
Monday - November 22, 2010
Kulan maanta lagu waday ineey yeeshan barlamaanka somalia oo maanta lagu kala dareeray, Waxaa halkaasi soo xaadiray 348 baarlaman oo la filayay in uu ansixiyo xukuumadda
Warkii oo dhan
Sunday - November 21, 2010
Prince Axmed Cabdi ayaa noo soo diray Tix gabaya Oo Waxaa dhacay turxaan laga tixraaci-karo Ee aadamigu buug ku dhigto .. tanu waa yaabe tacab khsaarka
Warkii oo dhan
Sunday - November 21, 2010
China- Xukuumada dalka Shiinaha ayaa soo saartay ama sameysatay 25 diyaaradood oo casri ah kuwaas oo ah nooca dagaalka ee an cidi kaxaynin ama kaligood duula, Jariirada
Warkii oo dhan
Saturday - November 20, 2010
Boosaaso - Gobolka Puntland State oo Beryihii ugu danbeeyey ay ka jireen dilal qorshaysan oo lagu khaarajinayo dadka magaca maamuska ku leh mandiqada ayaa
Warkii oo dhan
Saturday - November 20, 2010
Qab Qablihi hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yusuf Dabageed) ayaa la soo sheegayaa in mar kale ay xabsiga u taxaabeen ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan
Warkii oo dhan
Friday - November 19, 2010
ASCW, Dhammaantiin Ciid Wanaagsan Ayaan Idin Leeyahay Soomaaliyeey .. Salaan Ka Bacdi
Muddo wax uma soo qorin akhristayaashaydii caalamka igala xiriiri jirey. waxaad
Warkii oo dhan
Friday - November 19, 2010
Ciid Mubaarik Dhaman Umada Islamka, Gaar Ahan Bulshada S/land .. Salaan ka dib.
Waxaynu Muddo ku dhaw labatan sano ayu raacdaynayna aqoonsi
Warkii oo dhan
Thursday - November 18, 2010
Waxay Maxakamadda ka Dalbatay in Ninkeedu Furo, Isaguna Booliska Ayuu u Diray Baafinta Xaaskiisa Thursday, 18 November
Warkii oo dhan
Wednesday - November 17, 2010
Qorbajoogta Beesha Tanade (Leelkase) Waxay Ay Taageersan Yihiin Xukuumadda R/Wasaare Faramaajo, Kalsooni Buuxdana u Hayaan Wasiirka Beesha.
Raiisul
Warkii oo dhan