Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 11 July 2025

WARARKA MAANTA

Ururada Mucaaradka Dawlada Eritereya Oo Uu Shir Uga Furmay Adis Ababa

Monday - August 2, 2010

Adis Ababa: Guud ahaan ururrada ku kacsan xukumadda Eriteriya ayuu shir ballaadhan uga furmay magaallada Addis Ababa, kaasoo ay kaga arinsanayaan sidii isbadal dimoqradiyadeed

Warkii oo dhan

Israaiil Oo ka Qaylisay Taliyaha Cusub Ee Sirdoonka Turkiga

Monday - August 2, 2010

Wasiirka Difaaca Isreal Ehud Barak ayaa ka qayliyey Ninka loo magacaabay inuu noqdo Taliyaha Cusub ee Sirdoonka Turkiga oo uu ku tilmaamay inuu yahay nin aad u taageera

Warkii oo dhan

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Uu Ka Socdo Dhaq-dhaqaaq Lagu Fashalinaayo Xukumada M/weyne Siilaanyo

Sunday - August 1, 2010

Xigasho Waaheen: Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa waxa maalmihii la soo dhaafay ka socda dhaq-dhaqaaq ay xoog leh oo lagaga soo hor-jeedo Xukuumadda Madaxweyne

Warkii oo dhan

Xaaladi Ugu Dambeysey Degaanka Galgala Puntland

Friday - July 30, 2010

Muddo aan yareyn ayaa dadyooga Punt-land meelkasta ay joogaan ha ahaado qurba joog ama gudo joog muran badan ka taagna arinta Shiikh Atom, oo bulshada

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - July 29, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Guur Cusub Oo Lagu Magacaabo Guurka Maalinta Oo ay Xalaaleeyeen Culimada Sacuudiga

Wednesday - July 28, 2010

SAUDIA - Dalka Sucuudiga sheekha lagu magacaabo Dr:Axmed Macbi ayaa Baneeyey guur Cusub oo lagu magacaabo (Guurka Maalinta), Sheekha ayaa sheegay inuu guurkaa oo

Warkii oo dhan

Khasnadi Sirta Culus Ee Milatariga USA Oo La Quftay, Fasahaad Iyo Maroor-dilaac Badana Laga Arkay

Tuesday - July 27, 2010

Sirta fakatay oo ku baxday website layiraahdo WikiLeak kuna daalacsiinayay waxa uu ugu yeeray saxaafada cilmiyaysan ayaa waxaa uu ku sii daayay 90,000 waraaqo muhiima

Warkii oo dhan

Mr Sagbo..Ruusko Ku Diirsaday Nin Isir La Wadaaga Obama Oo Shafka UTumaya Kacdoon Anfac Iyo Udug Leh

Monday - July 26, 2010

Russia magaalada Novozavidovo, ayaa dadweynaha ku nool magaaladaa yari ahaan jireen kuwo ku dheygaga Jean Gregoire Sagbo, sababtoo aheyd waxaanay horeba u arag ruux

Warkii oo dhan

Somaali Side Bey U Arki-doonaan Askartii Nijeeriya Ubadka Ku Reebtay Liberia 500.000 Oo Caruur Ah

Sunday - July 25, 2010

West Africa - Dr.SuleYakubu oo ah hogaamiyaha Directorate of Technical Cooperation ayaa shaaciyay in 500,000 ( shan boqol kun) oo caruur ah ay dhaleen askartii

Warkii oo dhan

Warbixin : Maxaa Ka Socda Degaanka Galgala Ee Puntland

Friday - July 23, 2010

Wararka ayaa xaqiijinaya in ciidamada Puntland ay gudaha u galeen meelo ka mida degaanka Galgala si cagta cagta ugu saaraan hogaamiyaha Maxamed Saciid Atom

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - July 22, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Sacuudiga Oo Si Qalad AH Daldalaad Ugu Dabray Mawaadin Masri Ah Oo Cibaadeysi Cumra Uu Yimi Makka

Wednesday - July 21, 2010

Sacuud Arabia- Jida : Axmed Ma’muur oo ah nin ka tirsan Saraakiisha Kastamada dalka Masar ayaa mar uu maalintii sabtidii uu doonayay inuu u baxo dalka Sucuudiga

Warkii oo dhan

War-doonka CIA-da Oo U Miciyo Listay Iney Kumanyaal Liiro Ku Doc-faruraan Qaybinta Mulacyada Shabaab

Tuesday - July 20, 2010

Sida la ogyahay Mareykanka iyo reer galbeedka ayaa horey ugu guuleystay inay  kala qeybiyaan xubnihii ku wada jiray Maxkamadaha Islaamiga ah oo loo kala saaray

Warkii oo dhan

Wargeyska " The Christion Science Monitor" Oo Qaatay Fikirki Galdogob Times Ee Ahayd Inusan Obama..

Monday - July 19, 2010

Wargeyska " The Christion Science Monitor" Oo Ku Waafaqay Fikirki Galdogob Times ay qortay 17/07/2010 Ee Ahayd Obama Inusan Faragalin Somaaliya

Warkii oo dhan

Raggi Magaca Ku Lahaa Kudaa-fadi Fajac Abuurka Iyo Dad Kala Dila Ee BBC Oo Isku Luq-Luqday

Sunday - July 18, 2010

Saxafiga caanka ah ee Siciid Cali Muuse oo sheegay inu muddo 21 Sano ah ka shaqaynaayey Idaacada BBC-da ayaa iminka isaga tagay shaqadi hay'adaas,una shaqo

Warkii oo dhan