Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 11 July 2025

WARARKA MAANTA

Saacada Ugu Weyn Caalamka Oo Laga Dhex Qotominaayo Magaalada Barakeysan Ee Makka

Tuesday - June 15, 2010

Magaalada barakaysan ee Makka waxa marka la gaadho bisha ramadaan ee inagu soo aadan, ka dhex muuqan doona saacada aduunka ugu weyn oo afarteeda jiho Magaca Alle

Warkii oo dhan

Jabhada ONLF - Garabka Rescue Wing Oo Heshiis La Galeysa Itoobiya

Monday - June 14, 2010

Ka Timid: Gudoomiyaha Jabhada ONLF- Garabka Badbaadinta Jabhada - Mudane Cabdi-wali Xuseen Gaas  Ku Socota: Dhamaan Shacabka Soomaali Gudo Iyo Dibadba Ujeedo

Warkii oo dhan

Gabayga Lagu Amanaayo Fanaanka Soomaaliyeed Ee K'naan

Sunday - June 13, 2010

Kolkay badaha u baqooshay Kolay kala baaday badiba Kolkay kurbadiyo xanuunka Kadeedka badeen dadkeedu Kacdoonkiyo dhiiladiisa Kolkay saxariir ka qaaday Kolkay

Warkii oo dhan

Xaa-Shaa Lilaahi Keynaan Waa Geesi Dhiidhiyey Dhiigeena Kiciyey..Dusha Ku Qaaday Calanki Qaloocsamay

Friday - June 11, 2010

Xaa-Shaa Lilaahi Geesiga dhiidhiyey .. Dhiigeena Kiciyey .. Kacdoon hilaaciyey  ..   Aarki miciyaha listay .. Keynaan Warsame Wax Dhan Buu Dagaalamay

Warkii oo dhan

Waa casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - June 10, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Isreal Oo Mihindisaysa Iney Lagdin La Hesho Mr Rajab Erdogan

Wednesday - June 9, 2010

Maareeyaha Guud ee Ururka Cilmi Baarista Istratajiyada ee Dalka Turkiga Mr.Sedat Laciner ayaa sheegay in Isreal ay Mucaaradka Turkiga ee PKK tabobar ku siisay

Warkii oo dhan

Socdaalka Ay Clinton Ku Soo Mareyso Latin America Ayaa Dad Badani Sugayaan In Ay La Kulanto ...

Tuesday - June 8, 2010

Peru, Lima: Xoghayaha Arrimaha Dibbada ee dalka Mareykanka Hillary Rodham Clinton ayaa socdaal ku kala bixineysa dalalka laysku yidhaahdo Latin America iyo kuwa

Warkii oo dhan

Maxaad Ka Taqaan Shariif Sakiin ? Waa Warbixin Aan Ka Soo Xiganay Dr. Cabdi-Salaan Maxamed

Tuesday - June 8, 2010

Shariif Xassan Sheekh Aadan oo ay dhowaan Baarlamaanka Dowladda Federaaliga KMG ahi u doorteen Goddoomiye, horena u ahaa Wasiirka Maaliyadda, ahaana Raysulwasaare

Warkii oo dhan

Wiilkeena K'Naan Warsame Oo Doonaya Inu Helo Libin Abaal -Marin Caalami Ah .. Fadlan U Codee

Monday - June 7, 2010

K'Naan ayaa ku jira tartanka uu qabto TV-bet " black entertainment television" kaas oo lagu dooranaayo fanaanka ugu fiican ee dunida. Tartanka waxaa kula jira K'naan

Warkii oo dhan

" Guul Ayaan U Rajeyneynaa Axmed Siilaanyo" Sidaa Waxaa Ka Dhawaajiyey Shiikh Xasan Daahir Aweys

Sunday - June 6, 2010

Hogaamiyaha Mayalka adag ee urur diimeedka Xisbul Islaam Somalia ayaa khudbadiisii jimcaha ee Masjidka Ceelasha biyaha wuxuu ku qaatay doorashadda Madaxtooyadda

Warkii oo dhan

General Maxamed Cali Samantar Oo U Muuqda Mid Ka Bad Baadi-Doona Dambiyada Lagu Soo Rogay By ...

Friday - June 4, 2010

Genaral Maxamed Cali Samatar ayaa wuxuu dhashay sanadkii 1931-kii, isagoo dalka Soomaaliya kasoo qabtay xilal kala duwan oo muhiim ah, kadib markii uu dalka Soomaaliya

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - June 3, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Burcad -Badeedi Somali Oo Maray Dhabo Uu Daran Iyo Waxay Dani Ugu Jirin Oo Lagu Qabtay Xeebaha Cuman

Wednesday - June 2, 2010

Cuman:-Burcad Badeed Soomaali ah ayaa lagu qabtay Xeebaha Saldana Cumaan xilli ay doonayeen afduubka Dooni maraysay Xeebaha Wadankaasi. Dooni dagaal oo lagu magacaabo

Warkii oo dhan

Israaiil Oo Lala Meel Dhigay Burcad-badeeda Somaalida Maraakiibta Ka Ugaarata Badweynta Caalamiga

Tuesday - June 1, 2010

Dibad-baxayaal ka careysan qaabkii ay dowladda Israel ula dhaqantay dadkii saarnaa markabkii mucaawinaada gar-gaar u siday dadka ku dhaqan Qaza (Falastiin) oo ay

Warkii oo dhan

Suudaan oo Albaabada U Laabtay Xawaaladihi Soomaalida Ee Ku Yiil Khartuum

Monday - May 31, 2010

Khartuum : Wararka ka imaanaya Magaalada Khartoum ee dalka Sudan ayaa sheegaya in dowladda Sudan ay albaabada isugu dhufatay qaar ka mid ah Shirkadaha Xaawaladaha

Warkii oo dhan