Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 10 July 2025

WARARKA MAANTA

Faransiiska Oo Ka Codsaday Somaaliland Iney Xabsiga Ka Si Daayaan Rag Ka Tirsan Al-Shabaab

Sunday - May 30, 2010

Wara aan ka xiganay Wargeyska Haatuf Ee ka soo baxa carigaas Somaaliland ayaa bogaiisa Newska ku Xusay in Dawladda Faransiiska Ay Madaxweynaha Somaliland Daahir

Warkii oo dhan

Gabar Ku Gama'day Diyaarad Gudaheed Oo Dacweyneysa Shirkadi Diyaarada

Friday - May 28, 2010

America - Philadelphia: Gabar u dhalatay Ferndale- Michigan ayaa dacweyneysa shirkada diyaaradaha ee United Airlines kadib markii lagaga dhex tegay diyaarada iyadoo

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - May 27, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Obama " Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay U Baahantahay hay'addo Adag

Wednesday - May 26, 2010

Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In Ay Ku Noolaato Meel Nidaamka Sharciga Bulshadu Uu Ogolyahay

Warkii oo dhan

Sharif Sakin Waxuu Soo Gurguurtaba Xamaarto Kolba Dhinac Soo Dhigtaba Waxuu Marooqsanaya Afayeen

Tuesday - May 25, 2010

Adoonyada nin noolow maxa aragti kuu laaban .. Waqti walba waayihiis .. dhacdo walba xusuusteed .. Taariikh waliba haraageed .. Dharaar waliba haynteed .. Hadal

Warkii oo dhan

Amiirka Oodaha Miranaaya Al-Shabaab Axmed Godane Oo Xanaf Iyo Xanuun La Damacsan Doorashada S/ Land

Monday - May 24, 2010

Iyada oo ololaha doorashooyinka Somaliland ay socdaan ayaa waxaa kooxda hubeysan ee Alshabaab ay damacsan tahay in ay qaraxyo iyo qarbudaad ka fuliyaan magaalooyinka

Warkii oo dhan

Khamaarka Baarlamaanka Ka Socda Oo Doonaya Iney Xil Kula Kufaan Gudoomiye Aan Xil Qaadi-karin

Sunday - May 23, 2010

Mogadisho : Makhluuqa ilaahay fara badanaa oo noocyadiisu kala duwana .. markaad aragto raga baarlamaanka dhex fadhiya ayaad candhuuftaada dib u liqeysa .. sidaa

Warkii oo dhan

Anigaa Kaa Fiican .. Anigaa Idin Ka Fiican .. Waa Bilawga Mushkillada .. By Hussein Sulub Jaamac

Friday - May 21, 2010

Aniga kaa ka fiican,anaga kuwaa ka fiican,anagaa xaq u leh,anaga naxukumimaayaan,anagaa xukumayna, anaga naqabsan maayaan,Qabiilkayaga ayaa ka badan kooda, waa Laan

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - May 20, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Sida Uu Yeeli Lahaa Haddi Loo Magacaabo Raysal-Wasaaraha Somaaliya

Wednesday - May 19, 2010

Nairobi - Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa ka hadlay kala-dirista Xukuumadda Raysal-wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ee Soomaaliya. Prof

Warkii oo dhan

Walad Cabdala Markale Doonaya Inu Unko Mid Magac U Yaal Ah Sawir Meel Soo Taago Uu Ku Sheego Dawlad

Tuesday - May 18, 2010

Mogadisho- Canada- Ameerika : Wararka illa iyo shalay goobaha kulanka ay ku kulmaan dadka oo ay galdogob Times ka soo xigatay ayaa mooda in inta badan

Warkii oo dhan

Afawarqe- Eriteriya Oo Ku Dhawaaqay In Uu Dalka Masar Ku Garab Istaagi-doono Go'aamada Biyaha Nile

Monday - May 17, 2010

Asmara - Kadib markii Murankii ku jahaysnaa wadahadalka qorshaha lagu wadaagayo biyaha Wabiga Nile uu Cirka isku Shareeray ayuu Madaxweynaha dalka Eriteriya Mr.

Warkii oo dhan

Al- Shabaab Oo Cabsi Ka Muujisay Weeraro Ku Soo Wajahan Kisimaayo

Sunday - May 16, 2010

Afhayeenkooda ururka Al-Shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa la sheegay in ay gareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Socdaalkaan

Warkii oo dhan

Shiikh Shariif Oo Dawladiisi Isku Dhex Daadatay Sidi Turub La Shaandheeyey

Sunday - May 16, 2010

Mogadisho: Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho ayaa si xun uga deyrinaya xaalada siyaasadeed, nabadgalyo ee uu ku sugan-yahay mustaqbalka maamulka

Warkii oo dhan

Xubnaha Baarlamaanka Oo Axada Uu Kalihi-doona Shir Yoo-Yootan Iyo Aloow Xero Maran Xoolo Soo Gali

Friday - May 14, 2010

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta shir jaraa`id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday goorta uu furmayo

Warkii oo dhan