Monday - May 11, 2009
Mogadisho: Wararka ka imaanaya magaalada caasimadda ee Muqdisho ayaa sheegaya in colaadi iyo isharadankii ay weli socdaan... Al-shabaab oo isbidaya iney wax
Warkii oo dhan
Sunday - May 10, 2009
Garcas shiikh Xasan Aweys falsafadiisa waa naftu iney maqnaato iyo iney mahad ku noolaato maawelis weyaan wixi u dhaxeeya... Shiikhu waxuu qatooyo
Warkii oo dhan
Friday - May 8, 2009
Walaalayaal,Salaan kadib waxa beryahan dambe saxaafadda Somaliland, gudaha iyo dibaddaba ku soo baxayay warar tibaaxaya in koox ka mid ah saraakiisha sarsare ee
Warkii oo dhan
Friday - May 8, 2009
Bartilmaameedku waa in la dilo bulshada inteeda hormuudka ah, shaqsiyaadka hawlwadeenka ah, culimada iyo cuqaasha ay dadku dhegeystaan marka ay hadlayaan, aqoon
Warkii oo dhan
Thursday - May 7, 2009
Asalamu Aleykum, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah weyne, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan wuxuu ku saabsan Yahay:Dhibaatada Khamriga.Khamriga
Warkii oo dhan
Wednesday - May 6, 2009
Russia- Madaxweynaha Ruushka Dmitry Medvedev ayaa waxa uu sheegay in uu qorsheynayo ama uu soo bandhigay dhismaha Maxkamad Caalami ah oo lagu Maxkamadeeyo Burcad
Warkii oo dhan
Tuesday - May 5, 2009
Sheffield: Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen culimada iyo wadaadada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa ka dhacay magaalada Sheffield 4th May, 2009.
Warkii oo dhan
Monday - May 4, 2009
Odayaal dhaqameed iyo waxgarad Soomaali ah oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan iyo Kilinka shanaad ee is-maamulka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa waxey wadaan dadaalo ay
Warkii oo dhan
Sunday - May 3, 2009
Hogaamiyihii golaha shuurada ee maxkamadihii islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Xassan Aweys oo muddo labo sano iyo googo ka maqnaa fagaarayaasha Muqdisho ayaa dib ugu
Warkii oo dhan
Friday - May 1, 2009
Kooxda Shabaab oo weli aan qas ka harin kuna dhiiran gawrac iyo googooyo u taagan... Nabada qaadan waayey... Xaqiiqo la cufeeyey mar buu daah ka cadaane... danta
Warkii oo dhan
Thursday - April 30, 2009
Asalamu Aleykum, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah weyne, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Casharka Jimcahan waxuu ku saabsan Yahay: Mergashada.
Sida
Warkii oo dhan
Wednesday - April 29, 2009
Washington- Cajalad maqal iyo muuqaal ah (Video) oo la sheegay in laga tahriibiyay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa muujinaysa xubin ka tirsan qoyska boqortooyadu
Warkii oo dhan
Tuesday - April 28, 2009
Washington - Afhayeen u hadalay Aqalka Cad ayaa sheegay inaanay waxba ka Jirin warar suuqa ku jiray maalmihii ugu danbeeyay oo sheegayey in madaxwayne Barack Obama
Warkii oo dhan
Monday - April 27, 2009
Muqdisho : Kadib Markii lagu guuldaraystay dhex-dhexaadin laga dhex waday Golaha Maxkamadaha iyo Kooxaha Al-Shabaab, ayaa Maxkamaduhu dhankooda ka bilaabeen
Warkii oo dhan
Sunday - April 26, 2009
War illa shalay iska soo daba dhacayey oo soo gaaray shabkadaan Galdogob Times ayaa tilmaamaya in magaalada Adis ababa u ka socdo warar ay dadweynaha isla
Warkii oo dhan