Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 22 March 2025

WARARKA MAANTA

Warar dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Qaraxii Miinada Lala Beegsaday Madaxi ILaaladi Cali Geedi

Wednesday - March 11, 2009

Mogadisho: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo maanta lagu dilay Madaxii Ilaaladii gaarka aheyd ee Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali

Warkii oo dhan

Wasirkii A. Gudaha Shiikh C/qaadir Cali Cumar Oo Hididilo Galiyey Nabadi Mogdisho

Tuesday - March 10, 2009

Mogadisho: Caasimada Soomaaliya Magaalada Muqdiisho ayaa waxa ay noqotay Caasimadaha Caalamka mida ugu nasiibka xun, kadib markii muddo ka badan 20-sano ay magan

Warkii oo dhan

Ing.M. Mursal Oo Seeftiisu Diiday Iney Galkeeda Gasho Oo Soo Bandhigay Maabkii Gobolka Xiriir-Laand

Monday - March 9, 2009

Landon :Noloshu waa wax qabad... wax qabadkana taariikhda ayaa qorta...injineerka muhandiska ah oo seeftiisa ay diiday iney galkeeda gasho illa u ka sugayo maamulka

Warkii oo dhan

AL-Qaacida Oo Guubaabo Dhambaal U Gudbisay Wadadka Geedaha Ku kar-karsanya Kaymaha Waamo -XasanTurki

Sunday - March 8, 2009

Urur weynaha Alqaacidda oo dagaal culus kula jira Wadamada Reer Galbeedka ayaa soo saaray Fariin ay ku Amaanayaan Wadaadka Keyma jooga ah Shiikh Xasan "C/laahi Xirsi

Warkii oo dhan

Shacabkii Mogdisho Oo Bilaabay Iney Ka Mashiiqsadaan Maqalka Shiikh Shariif Iyo Cumar Sharmaarke

Friday - March 6, 2009

Mogadisho: Dadweynaha Mogadisho ayaa laga soo tabinayaa iney ka rajoo xunyihiin saansaata ka soo socota dawladda Shiikh Shariif oo ay ku tilmaamayaan mid

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Shiikh Shuceyb Iyo Casharkiisi Jimcaha Maanta " Mas'uuliyada Gudninka Gabdhaha"

Thursday - March 5, 2009

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah, iyo saliga subanaha N.N. korkisa ha ahaato, mahad oo dhana Allah bey u ahaatay, oo qofka karaameeyay, muslimiina naga yeelay heysta

Warkii oo dhan

Qoraaga Mr. MM Kastan Oo Ka Warbixiyey Madaxweyne Al-Bashiir Iyo Maxkamada Aduunka Waxa Kala Haysta

Wednesday - March 4, 2009

Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir oo askarinimadii uga sii gudbay siyaasi, lama saadaalin karo mustaqbalkiisa siyaasadeed waxa uu noqon doono haddii maxkamadda

Warkii oo dhan

Astaamaha Ninka Wanaagsan By Ismahaa Jaamac

Wednesday - March 4, 2009

1- waa kan shaqo taga oo jiifka faraha badan neceb, raadiyana bariiska reerkiisa, kana dhowra afkiisa "wax la qabto ayaan jirin" 2- waa kan gurigiisa ku soo hoyda

Warkii oo dhan

Xafiiskii Ethiopian Airlines ku Lahayd Hargeysa Oo Albaabada Loo Laabay

Tuesday - March 3, 2009

Hargeysa - Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ee laga leeyahay dalka Itoobiya, ayaa gebi ahaanba xammaanta ka gurtay oo albaabada u xidhay Jimcihii toddobaadkan

Warkii oo dhan

"Geedka Ciise" Oo Loo Fadhiyo In Lagu Doorto Ugaaskii Beesha Ciise..Yaase Magtiisa La Siindoonaa?

Monday - March 2, 2009

AddisAbaba: Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shiniile ayaa sheegaya in guud ahaan beesha Ciise ee degta Gobolka Shiniile itoobiya, dalka Jabuuti iyo Zeylac

Warkii oo dhan

Ha Ku Daayo Caashaqu .. Dubai Hagarli Wax Ku Soori-jirtay Oo Nicmadi Laga Fuuqsaday Iyo Dadkii Oo...

Sunday - March 1, 2009

Dubai: Boqolaal kun oo shaqaalo ah ayaa bilaabay inay isaga baxaan magaalada Caanka ah ee Dubai ee mandaqada Emaaraadka Carabta, kadib markii ay lasoo gudboonaatay

Warkii oo dhan

wiil u dhalay

Saturday - Feb 28, 2009

ooxda Juventus iyo maxaa kala heysta Cayaaryahanka Soomaliga Ayub Da'ud     Wakiilada xidiga da'da yar ee dalka Somalia iyo kooxda dhalinyarada Juventus

Warkii oo dhan

" Dagaalku Waxuu Ahaa Mid Kooban Oo Lagu Xakameynaayey Is-Balaarinta Sh.Shariif" Sidaas Waxaa Yiri:

Friday - Feb 27, 2009

Nairobi-Kenya: Nin u muuqday Af-maal iskuna buuqsanaa oo shabakadaan la soo xariiray diideyna in magaciisa la kashifo ayaa isagoo booteynaya carabka

Warkii oo dhan

Waa Fadhiilat Al-Sheekh Dr. Shuceybf Iyo Casharkiisi Baraarujinta Maanta" Nafaqada Jirka Iyo Nafta"

Thursday - Feb 26, 2009

Ma had oo dhan Allah bay u ahaate, naxariis iyo nabadgelyo ha ahaato suubane Nebi Mohamed. Casharkeena Jimcahan waxaan kusoo qaadanayaa mowduuc aan rajeynayo inuu

Warkii oo dhan

Goobaha Dagaalka Oo Shafka Laysu Tumayo Iyo Awyadi Garcasta Oo Weli Kala Dab Qaadeysa

Wednesday - Feb 25, 2009

Mogadisho: Tala xumadii aan nafta loo tureyn Weli sidi ayey u socta dadkiina dakharo badan ayey la kulmeen oo meyd iyo dhaawaciba isbitaaladay daadsanyihiin

Warkii oo dhan