Wednesday - Feb 4, 2009
Cape Town: Laba muwaadin oo Somali ah ayaa ku geeriyooday magaalada Cape Town, Labadaas Muwaadin ayaa midka Hore qudha lagaga jaray dukaan uu ku lahaa xaafada Delf
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 3, 2009
Dolow: Dowladda Ethiopia ayaa hindistay qorshe ah sidii ay meel isugu keeni laheyd Hogaamiye kooxeedyadii hore ee soomaaliya, iyadoo durba u yeertay qaar ka
Warkii oo dhan
Monday - Feb 2, 2009
Jabuuti- Mogdisho: Inta badan wey isku raacaday Shiikh Shariif inu leeyahay Astaamihii lagu arki jiray Shiikh-diimeed oo u leeyahay anshax wanagsan, dulqaad iyo
Warkii oo dhan
Sunday - Feb 1, 2009
Yemen-Sanca: Nin lagu magacaabo Fawzi Maxamed Cabdi Qawi oo hore u ahaan jiray Gaarka khaaska ah ee Usama Bin-ladin ayaa isaga oo ku sugan wadanka yemen wareysi
Warkii oo dhan
Friday - January 30, 2009
Magacaabida Raiisal-Wasaaraha Soomaaliya:
- Madaxweynaha marku Arkay Soo jeedinta danjirayaasha Mareykanka Ingiiriiska iyo faransiiska
- Madaxweynaha marku
Warkii oo dhan
Thursday - January 29, 2009
Haweenka mudada ay ilmaha sidaan waxa jirkooda ku dhaca isbedel fara badan oo ay ka mid yihiin: Culeyska jirkooda oo kordha, Nafaqo siyaado ah u baahdaan iney qaataan,
Warkii oo dhan
Thursday - January 29, 2009
Haweenka mudada ay ilmaha sidaan waxa jirkooda ku dhaca isbedel fara badan oo ay ka mid yihiin: Culeyska jirkooda oo kordha, Nafaqo siyaado ah u baahdaan iney qaataan,
Warkii oo dhan
Wednesday - January 28, 2009
Oslo : As-salamu Caleykum waraxmatullahi.... Ugu horreyntii waxaan salaan kal iyo laab ah u so gudbinayaa ummadda Soomlaaliyeeed meel kasta ay joogaan gudaha dalka
Warkii oo dhan
Tuesday - January 27, 2009
Baydhabo :Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) iyo Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Gedo ay safar
Warkii oo dhan
Monday - January 26, 2009
Jabuuti - Isbeheysiga dib u xoreynta garabka Jabuuti ayaa Sh. Shariif Sh. Axmed u magacaabay musharoxooda u taagan xilka madaxweynaha dalka Soomaaliya, Kadib kulan
Warkii oo dhan
Monday - January 26, 2009
Bayahdba : Sida hadda warku nagu soo gaarayo Maleeshiyada diimeedka sheegta Al-Shabaab ayaa gabi-ahaanba magaaladi baydhabo la wareegeen, isla markaana
Warkii oo dhan
Sunday - January 25, 2009
Mogadisho : Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa markii u horeysay weerar kulul oo afka ah ku qaaday Ciidamada AMISOM, iyagoona ku eedeeyay inay marayaan wadadii
Warkii oo dhan
Friday - January 23, 2009
Sheekadaan waxay dhex martay madaxii Hay'adii Sirdoonka ee Ruushka iyo Ra'iislwasaarihii ugu danbeeyay ee Midowgii Soofioyeeti ee uu madaxweynaha ka ahaa Gorbajev.
Akhristow sheekadaan
Warkii oo dhan
Thursday - January 22, 2009
Qeybtii Labaad:
Sifaha islaamku u dhaliyo bulsho caafimaad lama soo koobi karo, hase yeeshee waxaan tilmaan ka bixinayaa qaar ka mid ah, oo si fudud qof kasta
Warkii oo dhan
Wednesday - January 21, 2009
Norway-Oslo : Sirdoonka dalka Norway ayaa doonaya in la xukumo mid ka mid ah rag Somali ah oo sano hore guryohooda laga soo xir-xiray, kuwaasoo lagu eedeeyay in
Warkii oo dhan