Tuesday - January 20, 2009
Los Angeles : Hay'adda Maraykanka u qaabilsan Sirdoonka (FBI), ayaa markii u horaysay daboolka ka qaaday in Axmed Shirwac aanu ka mid ahayn kooxihii argagixisada
Warkii oo dhan
Monday - January 19, 2009
Gaza :- Ururka Xamaas ayaa shaaca ka qaaday inay Xukuumadda Israiil ay ku guul-darreysatay dagaalkii ay ku soo qaaday Magaaladda Gazza. Iyadoo halkaasiina kala kulantey
Warkii oo dhan
Sunday - January 18, 2009
ku: Dhamaan warbaahinta xorta ah. Ku. Dhamaan Ummada Soomaliyeed.
Ujeeddo: Jago Madaxweyninimo Banaan.
Dhamaan shacabka Soomaaliyeed waxaa lala socodsiinaayaa
Warkii oo dhan
Sunday - January 18, 2009
Garoowe: Madaxweynaha DGP Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa waxaa uu caawa ku dhawaaqay magacyada xubnaha Golahiisa wasiirada, Madaxweynaha oo magacaabay 17 iyo
Warkii oo dhan
Friday - January 16, 2009
Mogadisho- Sheekada la isla dhexmarayo ayaa tilmaameysa in Is reeb-reebkii Siyaasadeed iyo kii Dagaal ee ka socday mogadisho iyo gobolada ku xeeran ay galeen
Warkii oo dhan
Thursday - January 15, 2009
Waa labo xaqiiqo oo iska soo horjeeda, sida badan ereyga caafimaad dad kala duwan hadii aad weydiiso macnaha uu ku fadhiyo, qof waliba waxa uu ku fasirayaa si gaar
Warkii oo dhan
Wednesday - January 14, 2009
Mogadisho: Afhayeenka Kooxda dhalinyar diimeedka sheegata ee Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo xeerka ka dhigtay boobaha dhaa-dhaada'
Warkii oo dhan
Tuesday - January 13, 2009
Waxaa hubanti ah oo shaki ku jirin in dalkeena maanta nabadu u roontahay, Nabaduna waxay keentaa dadkoo wada dhaqma oo daris wanaag-yeesha, dakuna
Warkii oo dhan
Monday - January 12, 2009
Baydhabo- Mogadisho: Sida muuqata Macalinka Shiikh Aadan madoobe oo hadda sii hayaha jagada madaxweynaha ahna gudoomiyaha barlamaanka ayaa mooda in
Warkii oo dhan
Sunday - January 11, 2009
Warbixin ay soo saartay hay'ada qoxootiga u qaabilsan ee UNCHR waxay sheegeen inay 67.000 oo doonyood oo sida tahriibayaal ay ka soo gudbeen Badda..... 38,000
Warkii oo dhan
Friday - January 9, 2009
Aduunyada war-baa jira iyo Weerar joogta ah ee Weheshada ILaahay...... Siyaasadii iyo Colaadihii ka Oognaa dalka Soomalia ayaa laba kacleeyey lana soo baxay wajiyo
Warkii oo dhan
Thursday - January 8, 2009
Garoowe- Sidi ILa Shalay ay Dadka puntland odorasayeen waxaa goor dhow doorashada xilka Madaxweynenimada Puntland ku guuleystay Dr. C/raxmaan Maxamed
Warkii oo dhan
Tuesday - January 6, 2009
Addis Ababa- Waayahaan dambe Shacabka Soomaaliyeed waxay su'aal badanaa iska weydinayeen suuragalka ka bixitaanka ciidamada itoobiyaanka gudaha Soomaaliya waxayna
Warkii oo dhan
Tuesday - January 6, 2009
Inaa-lilaahi Wa' Inaa-lilahi Raajicuun
Waxaa
Warkii oo dhan