Monday - December 22, 2008
Nairobo- Doxa: Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay bixitaanka ciidamada dawladda Itoobiya, wuxuuna ka hadlay hadii ay baxaan ciidamada
Warkii oo dhan
Saturday - December 20, 2008
Qaahira- Aabe u dhashay Dalka Masar ayaa Gabadhiisa U Dhalay u Hibeeyay Wariyihii Madaxweyne Bush Kabaha Ku Halgaaday. Aabahan oo lagu magacaabo
Warkii oo dhan
Saturday - December 20, 2008
Nairobi: Wararka naga soo gaaraya halkaa iyo Nairobi ayaa sheegaya in madaxweynihii Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf u gaaray magalada Nairobi, dabadeedna la kulmay
Warkii oo dhan
Thursday - December 18, 2008
Isbadalka Nolosha
Allah Subhanahu Watacaalaa, waxkasta isagaa abuuray, isla markaana maamula, waxuu usoo diraa malag, ilmaha uurka ku jira marka ay gaaraan afar
Warkii oo dhan
Wednesday - December 17, 2008
Shacabka Soomaaliyeed ILa laga Soo bilaabo Lixdamaadkii oo aan qaadanay Xornimada... Reer galbeed anagoo wax ka galabsan ayey nagu hayeen guul-guul iyo gacan
Warkii oo dhan
Wednesday - December 17, 2008
Garowe/Bosaso/ Galkacyo- Banaanbaxyo waa weyn ayaa maanta si wadajir ah uga socda Magaalooyinka Puntland oo idil waxaana looga soo horjeedo Nuur Xasan Xuseen, Raysalwasaarihii
Warkii oo dhan
Tuesday - December 16, 2008
Baydhabo: Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kaga dhawaqay Magaalada Baydhabo Raysal-wasaaraha cusub ee dawladda Soomaaliya.
Waxaana
Warkii oo dhan
Monday - December 15, 2008
Madaxweyne Bush oo Laba Kabood Lagu Weeraray Iyo Naxdintiisa+Daawo Washinton/Ap(Oodweynenews)-Madaxweynaha Dalka Maraykanka Mr Bush oo Shalay Booqsho
Warkii oo dhan
Sunday - December 14, 2008
Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya ee KMG-ka ah, ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in uu xilka ka xayuubiyey, Raiisal Wasaare Nuur Xasan Xuseen, taa oo macnaheedu yahay
Warkii oo dhan
Saturday - December 13, 2008
Ka {Garoowe} 13-12-08" Golaha Issimada Puntland
Ku: Madaxwaynaha maamul Gobleedka Somaliyed ee Puntland
Ku: Murashaxiinta u tartamaya madaxtinada
Warkii oo dhan
Friday - December 12, 2008
Marka ay timaado sheekada hogaaminta dalka waxaa yaraa ruux laisleeyahay wuu ka mudanyahay Shariifka, wixii ka horeeyey markii sirdoonka Kenya ay
Warkii oo dhan
Thursday - December 11, 2008
'Shan ka faaiidayso Intaan Shani kugu Iman"
Walaalkayga muslinka ahow waxaan ognahay inaynu muslin ahayn mudo ka badan 14qarni,oo aynu rasuulkeenii suubanaa (SCW)ka
Warkii oo dhan
Wednesday - December 10, 2008
Jabuuti- Sida ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya magaalada Jabuuti ee caasimada wadankaas Jabuuti khilaaf ayaa ka dhex dhex-curtey xubnaha sar sare ee hogaanka
Warkii oo dhan
Wednesday - December 10, 2008
Waxaa dhamadkii biishii Nofembar 2008 Alaha u Naxariiste Jaamac Maxamuud Takar "Jaamac Joocaar" oo ku geeriyooday Magaladda Galkacyo halkaaso u in muddo
Warkii oo dhan
Tuesday - December 9, 2008
Kabul -Dabley Hubaysan ayaa weerar ay ku soo qaadeen garaash ay leeyihiin Ciidamada Isku dhafka ah ee Nato kadibna dab qabadsiiyay Ugu yaraan 150gaari oo ay
Warkii oo dhan