Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 26 June 2025

WARARKA MAANTA

Khilaafkii Ka Taagnaa Dhismihii Xubnaha Wasiirada Oo Kurbadiisi Hoos U Dhacday

Wednesday - Feb 18, 2009

Jabuutti: Wararka illa maanta ka soo yeeraya dhinaca jabuuti ayaa si kooban u sharxaya in murugadi iyo xasaasiyaadkii ka dhashay magacaabida xubnaha wasiirada

Warkii oo dhan

Kaalinta Timaha Ka Qaataan Shaqsiyada Qofka Iyo Aragtida Bulshada

Tuesday - Feb 17, 2009

Paris: Mr. Catherine Walter oo ah khabiir ku xeeldheer cilmiga bulshada, ayaa cilmi-baaris uu dhowaan sameeyey waxa uu ku soo bandhigay in astaamaha qofku leeyahay

Warkii oo dhan

Maxamed Dheere Oo Ka Warbixiyey Xariga Ay u Geysteen Generaalada Yohanes Iyo Tasfay

Tuesday - Feb 17, 2009

Doolow Itoobiya: Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) oo muddo 10-cisho ku xirnaa xabsi ku yaal Deegaanka Doolow Ethiopia ayaa ka

Warkii oo dhan

Shiikh Dahir Aweys Oo Sidi Shabeel Ciil La Digrinaaya Ku Soo Wajahan Mogadisho iyo Cumar C/Rashid...

Monday - Feb 16, 2009

Mogadisho: Sida ay noo soo tabiyeen dad xog-ogaalo ah oo sheegay iney la qaxweyaan faqna ka dhaxeyo taageerayaasha muqaawamada ka dagaalanta Mogdisho ayaa

Warkii oo dhan

Raiisal Wasaarihi Hore Nuur Cade Oo Xilkii u Hayey Ku Wareejiyey Cumar C/Rashiid

Sunday - Feb 15, 2009

Jabuuti:-Waxaa caawa xilka wareejiyey Raisul wasaarihii hore ee DFKM Nuur Cadde isaga oo xilka ku wareejiyey Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke ka dib xaflad weyn

Warkii oo dhan

Ogeysiis Muhim Ah Oo Loo Hayo Akristayaasha Soo Booqda Shabakadaan Galdogobtimes.Com

Saturday - Feb 14, 2009

Dear waxa codsiyo badan aan ka helnay Akhristayaasha Shabakadaan oo naga codsaday inaan u saxno dhigmada magaca websitka lagu galo oo ay kala kulmeen digmadiisa

Warkii oo dhan

ii Talinmesi, Ku Talinmaayo, Wada-Tashanmeyno, kala Tagimeyno, Taada Ma-yeele, Tiisu Ma- Anfacdo

Friday - Feb 13, 2009

Somaali dhibka Waa wada saameyey, laakiin dadweynaha ku nool koofurta waxay nasiib u yeesheen dil iyo qax joogta ah, waxaa cajab ah mogadisho waxa

Warkii oo dhan

Dr. Shiikh Shuceyb Bin Yuusuf Oo Ummadda Soomaaliyeed Uga Digay Iney Dhiciso Maandeeqda ILmaha Sida

Thursday - Feb 12, 2009

Asalamu Aleykum, Maandeeq miyey markale Dhicin. ? Kadib salaanta islaamka ee qiimaha badan, waxaan umada somaaliyeed inta ka hartay ee dalka gudihiisa ku nool,

Warkii oo dhan

Shariif Xasan Sh. Aadan Oo Helay Balanqaad Jagada Wasirka Maaliyada iyo ku Xigeen Raiisal Wasaare

Wednesday - Feb 11, 2009

Jabuuti : Ninkii Gudoomiyaha hore u ahaa Baarlamaanka Soomaalida isla markaana dhawaan ka mid noqday Baarlamaanka Somalida Garabka Djibouti Shariif

Warkii oo dhan

Animal Drama

Tuesday - Feb 10, 2009

NIMAL DRAMA...Waa sheeko ku saabsan xayawaanka duurjoogta ah ee Afrika oo shir weeyn ku qabsaday kayn ku taala badhtamaha Afrika   Waa sheeko ku saabsan

Warkii oo dhan

Basashu Waxay Leedahay Ur Dhib Badan, Balse Laga Helo Dawo Fiican

Tuesday - Feb 10, 2009

DUBAI: Geedka basasha oo ka mid ah khudaarta lagu daro cuntada ee dhadhanka wanaajiya, ayaa la ogaaday inuu dawo ka yahay xannuuno kala duwan oo ay inta badan dawooyinka

Warkii oo dhan

Mr.Meles Zenaawi Oo Ka' Acuudu-Bileystay In Shiikh Shariif Itoobiya Ka Noqdo Raiisal Wasaare

Monday - Feb 9, 2009

Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif ayaa wuxuu qorsheynayey kulan uu la lahaa Ra'iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Mr. Males Zenaawi . 

Warkii oo dhan

Cutubyo Maleshiyada XasanTurkii Oo Maylka"mile" Soo Tirineysa Ayaa Ku Soo Wajahan Mogadisho Si Ay...

Sunday - Feb 8, 2009

Mogdisho- Kisimayo : Warar Aad loo xaqiijinayo ayaa shaaca ka qaaday in cutubyo meleshiyo habaas kicineysa ilkaha jiriqsaneysa kana amar qaadata Qabweyne

Warkii oo dhan

Bahda Shabakadaan Galdogob Times Oo Tacsi U Direysa Marxuum Cabdi Kacaan

Saturday - Feb 7, 2009

Waxaa Wax Aad looga xumaada ah Shirqoolka lagu dilay Cabdi Kacaan Oo illa hadda aan la garaneyn ujeeda dhabta ah ee ka dambeysa, koleyba fuleyda dilay ee sidi xayawaanka

Warkii oo dhan

Madaxwyne Shariif Oo Maanta Soo Gaaray Mogadisho Su Ula furo Wada Hadal Odayaasha Dhaqanka

Saturday - Feb 7, 2009

Mogadisho :Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ayaa maanta ka soo dagay garoonka  dayaaradaha Mogadisho ,wxaana halkas salaan u kaga qaatay cutubyada salaan

Warkii oo dhan