Thursday - December 25, 2008
Asalamu Aleykum Waraxmatullahi wa barakaatuhu, Alhamdullilah, Wasalatu wa Salaamu Calaa Rasuulillah Fadliga Allah, ee uu ku maneystay adoomadiisa waxa
Warkii oo dhan
Wednesday - December 24, 2008
Sida la sheegay Cabdullahi Yusuf wuxuu iscasilayaa todoobaadka,haddaba Cabdullahi waa tegayaa, balse waxaa jirta su,aalo fara badan oo aan weli wax jawaab ah loo
Warkii oo dhan
Tuesday - December 23, 2008
Maalmahana waxa ay diblamaasiyiinta Itoobiyaanku ku celcelinayaan in ay ciidamadooda ku cagaagay gudaha Soomaaliya oo markii ay soo galeen ku marmar-siiyoonaayey
Warkii oo dhan
Monday - December 22, 2008
Kurdistan: Kurdiyiintu waxay deganyihiin deegaamo aad u faro badan oo khayraadku ceegaago waxayna ku baahsanyihiin oo kala xiray xuduudaha wadamada Turkey, Iran
Warkii oo dhan
Monday - December 22, 2008
Mogadisho- AdisAbaba: War aan ka soo xiganay kooxo isku tiriya iney xiriir toos ah la leeyihiin rag gacan saar la leh dipolomaasiiyiinta reer galbeedka sheeko sokeyana
Warkii oo dhan
Monday - December 22, 2008
Nairobo- Doxa: Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay bixitaanka ciidamada dawladda Itoobiya, wuxuuna ka hadlay hadii ay baxaan ciidamada
Warkii oo dhan
Saturday - December 20, 2008
Qaahira- Aabe u dhashay Dalka Masar ayaa Gabadhiisa U Dhalay u Hibeeyay Wariyihii Madaxweyne Bush Kabaha Ku Halgaaday. Aabahan oo lagu magacaabo
Warkii oo dhan
Saturday - December 20, 2008
Nairobi: Wararka naga soo gaaraya halkaa iyo Nairobi ayaa sheegaya in madaxweynihii Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf u gaaray magalada Nairobi, dabadeedna la kulmay
Warkii oo dhan
Thursday - December 18, 2008
Isbadalka Nolosha
Allah Subhanahu Watacaalaa, waxkasta isagaa abuuray, isla markaana maamula, waxuu usoo diraa malag, ilmaha uurka ku jira marka ay gaaraan afar
Warkii oo dhan
Wednesday - December 17, 2008
Shacabka Soomaaliyeed ILa laga Soo bilaabo Lixdamaadkii oo aan qaadanay Xornimada... Reer galbeed anagoo wax ka galabsan ayey nagu hayeen guul-guul iyo gacan
Warkii oo dhan
Wednesday - December 17, 2008
Garowe/Bosaso/ Galkacyo- Banaanbaxyo waa weyn ayaa maanta si wadajir ah uga socda Magaalooyinka Puntland oo idil waxaana looga soo horjeedo Nuur Xasan Xuseen, Raysalwasaarihii
Warkii oo dhan
Tuesday - December 16, 2008
Baydhabo: Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kaga dhawaqay Magaalada Baydhabo Raysal-wasaaraha cusub ee dawladda Soomaaliya.
Waxaana
Warkii oo dhan
Monday - December 15, 2008
Madaxweyne Bush oo Laba Kabood Lagu Weeraray Iyo Naxdintiisa+Daawo Washinton/Ap(Oodweynenews)-Madaxweynaha Dalka Maraykanka Mr Bush oo Shalay Booqsho
Warkii oo dhan
Sunday - December 14, 2008
Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya ee KMG-ka ah, ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in uu xilka ka xayuubiyey, Raiisal Wasaare Nuur Xasan Xuseen, taa oo macnaheedu yahay
Warkii oo dhan
Saturday - December 13, 2008
Ka {Garoowe} 13-12-08" Golaha Issimada Puntland
Ku: Madaxwaynaha maamul Gobleedka Somaliyed ee Puntland
Ku: Murashaxiinta u tartamaya madaxtinada
Warkii oo dhan