Thursday - October 16, 2008
Waxaa iska leh mahad dhamaanteed ilaahay(sw) intaa ka bacdi Marka u horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu
Warkii oo dhan
Thursday - October 16, 2008
London: Wasaaradda Arrimaha Dibadda Wadanka Britian ayaa soo saartay isku day qorshe ay sheegeen inay ku ururinayaan xogta war-isgaadhsiineed ee Telefoonada iyo
Warkii oo dhan
Tuesday - October 14, 2008
Muqdisho: Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maamulkii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa ka dhawaajiyey in Nuur Cadde uu xiriir wada
Warkii oo dhan
Monday - October 13, 2008
Cuba-Havana: Madaxweynihii hore ee Cuba Fidel Castro ayaa sheegay in Senator Obama uu ka caqli badan yahay ninka kula tartamaya doorashada madaxtinimo ee dalka mareykanka
Warkii oo dhan
Sunday - October 12, 2008
Bakool- Xudur : Maamulka islaamiyiinta ee ka howlgala Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo tiro dad ah falal amaandaro ku soo xirxiray, kadib markii ay burcad sifeen
Warkii oo dhan
Saturday - October 11, 2008
Nairobi: Waxaa aad isu soo taraaya wararka sheegaya in culaysyada siyaasadeed ee la dul-dhigay Col. Cabdillahi Yuusuf ay soo kordhayaan, culaysyadaas waxa ka mid
Warkii oo dhan
Saturday - October 11, 2008
Ciraq- faluuja : Saraakiil amniga qaabilsan ee dalkaas ciraaq ayaa maalinti sabtida ahayd daboolka ka qaaday in askari ka tirsan ciidamada ciiraaq oo hawlgalo
Warkii oo dhan
Saturday - October 11, 2008
Hobyo: War ay qortay Wakaalada Wararka ee AFP ayaa baahisay in Kooxihi burcad badeeda ee afduubka ku heysta Markabka laga leeyahay dalka Ukrain, oo siday Shixnado
Warkii oo dhan
Thursday - October 9, 2008
Astaamaha Aabaha Alle Yaqaanka ah, waxaan ku soo koobi karnaa sidaan hoos ku xusan:
1) Waxaa lagu yaqan inuu yahay Axad Ilaahay kabaqa, Rasuulkiisana raaca.
Warkii oo dhan
Wednesday - October 8, 2008
Kismaayo: waraka ka soo baxaya magaalada kisimaayo ayaa sheegaya in guddigi islaamiyiinta ee loo magacaabay maamulka magaalada ay maalinba maalinta
Warkii oo dhan
Wednesday - October 8, 2008
London :" Mushkillada burcad-baddeedu ma aha mid kaliya ku eg dalka Somalia , balse waa mid adduunku ka siman yahay" Diane Byrne, tafatiraha wargeyska Power and
Warkii oo dhan
Monday - October 6, 2008
Koonfur Afrika : Hooyo Soomaaliyeed iyo 3 da caruura ah oo ay dhashey lagu gowracay Koonfur Afrika,waa dhacdo naxdin leh oo ay qabsatay qoys dhan oo Soomaaliyeed,
Warkii oo dhan
Sunday - October 5, 2008
Riyaad: Sida warar la sugayo lagu xaqiijinayo waxa la sheegaya in ciidamada amniga dawladda Sacuudiga ay baryaahaan ugaarsasho ba'an ku hayso arday sacuudiyiin
Warkii oo dhan
Sunday - October 5, 2008
Baydhabo : Guddoomiyeha Baarlamaanka Soomaaliya sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe oo shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Baydhabo waxaa uu sheegay in
Warkii oo dhan
Friday - October 3, 2008
Ukrain- Kiev : Wararka soo gaaraya shabakadaan ayaa sheegaya in Maraakiib hore leh oo ah kuwa dagaalka ay gaareen halka lagu haysto markabka MV Faine, waxaana
Warkii oo dhan