Thursday - October 2, 2008
Rasuulkeeni Alle 'csw' Waxuu yiri: Haddi adoonka alle wel-wel iyo walbahaar haleelo oo u akhristo ducadaan alle, waxuu ka saara Murugada,Ciilka iyo isagoo hela
Warkii oo dhan
Wednesday - October 1, 2008
Ameerika- dhawaan ayaa Nin Soomaali ah oo degan cariga Ameerika oo aan ka gaabsaneyno inaan magaciisa xusno ayaa biishan dhexdeeda guri qasri
Warkii oo dhan
Wednesday - October 1, 2008
Nairobi : Wasiirada arimaha dibada ee dalalka ku bahoobay IGAD ayaa maalinta beri ah shir ku yeelan doono magaalada Nairobi, ayagoo wada xaajoodyo ka yeelan doona
Warkii oo dhan
Monday - September 29, 2008
Hadaanu nahay Bahda Websiytka Galdogob Times Waxan salaameyna oo aan lee-nahay CIID MUBAARIK dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan akhristayaasha Websaaytkaan
Warkii oo dhan
Sunday - September 28, 2008
Ukarine: Sida la ogyahay dowlado badan aya isku baheystay sidii ay ku badbaadin lahaayeen markabka ay ku raran yihiin in ka badan 30 Tangi iyo shixnado kale oo hub
Warkii oo dhan
Saturday - September 27, 2008
Hobyo : Tuko oo joog lagama karo wiil ibleys turub u qaadayo, burcadii Afdubayaasha haysta markabka laga leeyahay dalka Ukrain ee hubka sida laguna afduubtay
Warkii oo dhan
Saturday - September 27, 2008
Burcad badeeda haysata markabka hubka siday oo dalbatay $35-Milyan.
Hobyo, Axad, Sep 28, 2008 Xogta Online
Afdubayaasha haysta markabka laga leeyahay Ukrain ee
Warkii oo dhan
Friday - September 26, 2008
Baris : Dowladda Faransiiska ayaa ku xukun xabsi daa'in ah ku riday burcadbaded Soomaaliyed oo lagu qabtay weerar looga furanayay dooni kuwa raaxada ah oo ay afduubeen
Warkii oo dhan
Thursday - September 25, 2008
Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw muminiinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo
Warkii oo dhan
Wednesday - September 24, 2008
Beijing : Diin-Diin labo madax leh oo culeyskiisu uu yahay 17-gram ayaa ku dhashay gobol la yiraahdo Anhui oo ka tirsan dalkaasi China.
Hadaba, Saynisyahanada dalkaasi
Warkii oo dhan
Tuesday - September 23, 2008
Kisimaayo : Wararka naga soo gaaraya magalada kisimaayo ayaa tilmaamaya in maaamulka Islaamiga dhawaan loo magacaabay kisimaayo ay soo saareen wareegto ay ku
Warkii oo dhan
Monday - September 22, 2008
Moskow: Mr Butiin oo ah wiil talaabada xarago la tictiicaya, oo waayahaan dambe aad moodo talaabadu qaadaba tiro macaashaya, una muuqda Aar soo dib-jiray oo
Warkii oo dhan
Sunday - September 21, 2008
Bosaaso : Markab laga leeyahay dalka Gariiga ayaa lagu weeraray badda weyn ee Somaaliya iyadoo markhaatiyaal saarnaa markabka ay cadeeyeen in markabka
Warkii oo dhan
Sunday - September 21, 2008
London: talo Xumo todoba jeer nin falay haddana u taagan waa Joorje Maykal (George Michael) oo maanta lagu qabtay daroogo qatar ka ah aduunka waxaan ka ahayn
Warkii oo dhan
Saturday - September 20, 2008
South Africa : Wiil dhalinyaro oo Soomaali ah ayaa xalay Fiidkii kooxo baastoolado ku hubaysan weerar ku qaadeen xili uu ku suganaa Dukaan yar oo u ganacsi
Warkii oo dhan