Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 January 2025

WARARKA MAANTA

Sheakh Daahir Uweys oo ku Gacan Seeyray Baaqi Wada hadalka u soo Jeediyey R/W Nuur Cade

Sunday - March 16, 2008

Casmara - Xubin sare oo ka tirsan kooxaha islaamiyiinta Soomaaliya ee kasoo horjeeda dawladda federaalka ayaa gaashaanka ku dhuftay baaqii nabadeed ee kasoo yeeray

Warkii oo dhan

Nin Afraad oo loo Qabtay Dilkii loo geystey Axmad M. Ibraahim

Sunday - March 16, 2008

Liverbool - Nin 4-aad oo Soomaali ah ayaa loo qabtay dilkii dhawaan magaalada Liverbool ee dalka England loogu geystay wiil Soomaali ah. Booliska magaalada Liverbool

Warkii oo dhan

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Ciidan u Gaar ah Qoraneysa

Sunday - March 16, 2008

Mogadisho-Ganacsatada suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku howlan sameynta ciidamo u gaar ah oo ilaaliya amaanka suuqa weyn ee Bakaaraha.Kulamo isdabajoog ah oo looga

Warkii oo dhan

Beelo Isbadal Doon ah ( yes we can change) oo Musharaxiintoodi soo Bandhigay

Saturday - March 15, 2008

Bosaaso- Beelo Isir ahaan ku abtirsada gobolada puntlaand ayaa shaaca ka qaaday iney dabayaaqada sanadka dambe horaantiisa ay ka qayb galidoonaan tartanka

Warkii oo dhan

Dagaalo ka Dhex Socda Qabaa'ilada Masi-da iyo Kalenjinka

Saturday - March 15, 2008

 Nairobi- Dagaalkii ka socday magaalo madaxda Kenya ee Nairobi ee ku wajahnaa siyaasadda la isku mari waayay ee dalkaasi Kenya ayaa waxaa uu iminka u wareegay

Warkii oo dhan

Gabagabadi iyo Go'aanadi Shirki Madaxda Islaamka ee Dalka Senagaal

Saturday - March 15, 2008

Senagaal Dakar- Shirweynihii Madaxweynayaasha Islaamka ee Labada Maalmood ka socdey dalka Sinigal ayaa soo dhamaaday waxaana ka soo baxay War Murtiyeed aysan horey

Warkii oo dhan

Ciidamada Itoobiyaanka oo Deg. Deyniile Galay

Friday - March 14, 2008

Muqdisho- Ciidamada Dawlada Itoobiyaanka ayaa saaka howl gallo ballaaran oo la xariira baaritaano lagu sameeynaayo Degmada Dayniile ee gobolka banaadir,

Warkii oo dhan

Somalia's Humanitarian Crisis Worsens Amid Fears of Widespread Drought

Friday - March 14, 2008

In Somalia, the number of people in need of humanitarian assistance continues to grow. At the same time, there are fears a poor rainy season could worsen what’s

Warkii oo dhan

Askari ka Tirsana Ciidanka Canshuuraha iyo Nin ahaan Jiray hoboladi Waabari oo la khaarijiyey

Thursday - March 13, 2008

Muqdisho - Askari ka tirsan ciidanka gobolka iyo nin ka tirsanaan jiray hobaladii Waabari ayaa maanta si kala goon gooni ah ay kooxo hubeysan ugu dileen Magaalada

Warkii oo dhan

Dalka IlRaan oo Duqeyn Cirka ah Lala Beegsandoono

Thursday - March 13, 2008

Washintoon- Mudooyinkaan dambe wargesyo ka soo so baxa dalalka Bariga Dhexe iyo Reer Galbedkaba aya tilmaamaya in maamulka madaxweyne Buush ee dalka mareykanka

Warkii oo dhan

Wakiilka Q. Midoobay(UN) ee Soomaaliya oo Bogaadiyey Qorshaha R/W Nuur Cade

Thursday - March 13, 2008

Nayroobi - Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amp. Ahmedou Ould Abdallah ayaa soo dhoweeyay istiraatiijiyada cusub ee Dib u heshiisiinta uu soo bandhigay

Warkii oo dhan

Taliyihi Saldhiga Booliska Degmada Balcad oo la Toogtay

Thursday - March 13, 2008

Jawhar- War naga soo gaaray hawlgalinta Booliska gobolka jawhar aya cadeeyey in taliyihii Booliska degmada balcad la dilay dabadeedn ay baxsadeen kooxdi falkaas

Warkii oo dhan

Shir Lagu Diidanyahay Sunada Nabiga M.( csw) oo Lagu Qabanayo Magaalada Atlanta ee USA

Wednesday - March 12, 2008

Atlanta Gobolka( Gorgia) - Wakaaladaha Wararka ee Mareykanka ayaa labadaan maalmood ee ugu dambeysey qorayey warar ay ku sheegayan in xarakada ama Ururka

Warkii oo dhan

Raisal Wasaare Nuur Cade oo Shir Jaraa'id ku Qabtay Xafiiskiisa

Wednesday - March 12, 2008

Muqdisho - Raysal Wasaaraha Xukuumada soomaaliya Nuur xasan Xuseen (Nuurcade) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku faah faahiyay barnaamijka dib

Warkii oo dhan

Ciidamada Itoobiya oo bilaabay Iney Sugaan Nabadgalyada Magaalada Baladweyne ee G. Hiiraan

Wednesday - March 12, 2008

Baladweyne- Warar aan ka xiganay dadyow ka soo jeeda gobolkaas oo xirir joogta ah la leh aya no xaqiijiyey in ciidamo itobiyaan ah ay gacan ku haynta nabadgalyada

Warkii oo dhan