Wednesday - Feb 13, 2008
Mdaxweynaha Soomaaliya iyo Raisal Wasaaraha Itoobiya aya la sheegay iney qaateen shiir albaabada u xiranyihiin oo muda dheer saacada ah qaatay, sida la sheegeyna
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 12, 2008
Amiirka ururka dhallinyarada beesha Tanade ee Waqooyiga Ameerika aya dhambaal dardargalin ah u diray dhamaan xubnaha ururkaas ka mid ah .dhambaalkaas oo illa
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 12, 2008
Warar laga helayo illo muhim ah oo ka soo baxaya hawlwadeenada madaxtooyada aya sheegaya in beri madaxeyne cabdulaahi ka soo dagidoono garoonka dayaaradaha ee mogdisha
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 12, 2008
Waxa isa soo taraya warar sheegaya in dakada Kismaayo u hadda ka holcayo markab xamuul ah oo lagu rarayey dhuxusha la shito, waxana la sheegaya in qaybo badan markabaas
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 12, 2008
SHekh yuusuf indhacade oo hadda ku magacaaban Xoghayaha Gaashaandhiga Isbahaysiga dib u Xoreynta Soomaaliya aya war u si daayey ku sheegay in aysan jirin wax ciidan
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 12, 2008
War saxafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Nairobi aya sheegay in hawlihi gargaarka ee ay ka wadeen Soomaaliya ay si kumeel gaar ah u hakiyeen bacdama
Warkii oo dhan
Monday - Feb 11, 2008
Waxa illa shalay si xumaanayey dhaqdhaqaaqa suuqa ganacsiga ee Moqdisho halkaaso dhamaan ama badankoodaba ay waqti hore xireen, mana aha markii ugu horeysey
Warkii oo dhan
Saturday - Feb 9, 2008
Dawlada mareykanka aya dhawaan soo saartay warbixin ay ku tilmaameyso in soomaaliya ay ku sugantahay kooxo ka tirsan al-qaacida oo dagaalo ka wada magaalada mogadisho
Warkii oo dhan
Saturday - Feb 9, 2008
farshaxanka weyn ee amiin caamir ayaa soo bandhigay masawir qofkii arka u ka calool xumaanayo oo ku eedeynaya kooxda al-shabaab falalka ay ka wadan dalka soomaaliya
Warkii oo dhan
Saturday - Feb 9, 2008
gudoomiyaha gobolka banadir ahna duqa magalada ayaa goob ayey isugu yimaadeen sarakiisha degaanka xamar garadadi uga xayuubiyey dhawr sarakiil oo lagu eedeeyey iney
Warkii oo dhan
Friday - Feb 8, 2008
sida wararka caalamka maanta ay soo tabinayaan waxaa la sheegaya in haweyney asalkeedu ka soo jeedo dalka soomaaliya ay isku daydey iney mindi ay wadatay ku
Warkii oo dhan
Friday - Feb 8, 2008
kooxda al- shabaab nin u hadlay aya sheegay iney ka dambeeyen qaraxi ka dhacay magaalada boosaaso ee puntlaand oo ay ku dhinteen illa 25 ruux oo badankood
Warkii oo dhan
Friday - Feb 8, 2008
waxa shalay galabnimo tuulada yaaq-bariweyne ee ka tirsan demada wanle weyn lagu toogtay sarkal sare oo ka tirsan ciidamada dawlada faderaalka.
Warkii oo dhan
Thursday - Feb 7, 2008
war saaka aan ka helnay galdagob waxuu sheegaya in degmada galdagob u ka socdo dagaal u
Warkii oo dhan
Tuesday - January 22, 2008
NAIROBI, Jan 22, 2008 (Xinhua via COMTEX)
Chinese government donated 500,000 U.S. dollars humanitarian aid to Somalia through the World Health Organization (WHO)
Warkii oo dhan