Thursday - September 3, 2009
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan waxaan marka hore hambalyo halkan uga soo gudbinayaa akhristaha bogga
Warkii oo dhan
Wednesday - September 2, 2009
Moskow : Dadka ka soo jeeda Qaarada Afrika ee ku nool dalka Ruushka, gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee Moskow ayaa sheegay inay dhibaato xoog leh ku hayaan kooxo
Warkii oo dhan
Tuesday - September 1, 2009
Minnesota : Tababare Idirs Ibraahim Suleiman oo ka mid ahaa tababarayaashii xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga , ayaa si rasmi ah u furay Tartankii cayaaraha
Warkii oo dhan
Monday - August 31, 2009
Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi Waxyaabaha ka dhaca Dalalka Falastiin, Soomaaliya iyo Afgaanistaan waa Cadaad uu Alle ugu talagalay Doxa: Guddoomiyaha Ururka
Warkii oo dhan
Sunday - August 30, 2009
Turkey - Warbaahinta dalka Turkiga ayaa maanta si weyn wax uga qortey Al-Xaaji Xasan Marsiik oo da'diisu dhantey 108 sano.Xaajiga ayaa waxa uu noqdey qofka kaliya
Warkii oo dhan
Sunday - August 30, 2009
Baraawe- Eeyo raxan raxan u socda ayaa wali waxaa ay weeraro ku hayaan dadka ku dhaqan deegaano hoostaga degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.
Kadib markii Eeyo
Warkii oo dhan
Friday - August 28, 2009
Diinta ka saaridda qofka Muslimka ah ma ahan mid ugub ku ah umadda Islaamka, balse waxay inteeda badan soo if-baxday horraantii lixdameeyadii, markii uu madaxweyne
Warkii oo dhan
Thursday - August 27, 2009
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato, Mahad oo dhan waxey u ahaatay Allah, waa fadligiisa hadaan gudanay todobadii maalmood ee bisha
Warkii oo dhan
Wednesday - August 26, 2009
Christian Baker waxay ka mid aheyd Wariyayaasha ugu Caansan Telefeeshinka MTV ee Heesaha Faafiya, wexayna soo shaac baxday Magaceeduna waxa uu ku faafay Qaarada
Warkii oo dhan
Tuesday - August 25, 2009
Australia : Yacquub khayre oo ah 22-jir u dhashay dalka Soomaaliya islamarkaana ku noolaa dalka Australia ayaa Maxkamadayntiisu waxa ay ka bilaabatay Wadankaasi
Warkii oo dhan
Monday - August 24, 2009
Sheekh Yusuf Al-Qardawi oo ah Sheekh dunida Islaamka si weyn looga yaqaano ahna madaxa Midawga Culimada Islaamka ayaa shalay soo saaray fatwo la xariirta Sida loogu
Warkii oo dhan
Sunday - August 23, 2009
Khubaro u dhashay dalka Mareykanka ayaa baaritaano ay sameeyeen shaac uga qaaday in warqada ay ka sameysan tahay doolarka Mareykanka ka kooban tahay maadooyin Cocaineiyo
Warkii oo dhan
Friday - August 21, 2009
Waxaa Shabakadaan Galdogobtimes si xad dhaaf ugu soo dhacaya dhambaalyo Baaqyo ah oo ay soo kala direen Odayaal wax garad, aqoonyahano oo
Warkii oo dhan
Thursday - August 20, 2009
ACWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee ku maneystay adoomadiisa xili la mid ah midka albaabka noosoo taagan, iyo saliga Suubanaha loo soo diray adoomada
Warkii oo dhan
Wednesday - August 19, 2009
Hargeysa -Xisbiyada mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID, ayaa shalay la kulmay Wasiirul dawlaha Arrimaha dibadda ee Itoobiya Dr. Tekedu Elemu, kaas oo Hargeysa u yimid
Warkii oo dhan