Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 7 June 2025

WARARKA MAANTA

D. Riyaalo Leebi Noqday Iyo Mucaaradkiisi Oo Ku Qaday Hawl-karnimadoodi

Sunday - September 13, 2009

Hargeysa: Madaxweyne Rayaale oo sidisi sidi shabeel Isha Dabaya, rabana inu mucaaradkiisa ka daba qaato shaqalna u tuuro, irdaha ay ka soo gali jireena

Warkii oo dhan

Dawladi Maroodiga Ahayd "USA" Oo Ka Yaaban Inu Bakeylahu Lagdo Markay Soo Food Saartay Fuqurnimo

Friday - September 11, 2009

washington: Xakuumada Maraykanka ayaa sheegtay in ay La soo daristay Shacabka u dhashay Wadanka Maraykanka hoos dhac dhaqaaale oo aad u baahsan, kana soo bilaabtay mudo

Warkii oo dhan

Fadilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Jimcahaan Markale Wax Ka Yiri Cudurada Halista.... Waa"Repeat"

Thursday - September 10, 2009

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan waxaan marka hore hambalyo halkan uga soo gudbinayaa akhristaha bogga

Warkii oo dhan

20 Milyan Oo Shucuubta Geeska Afrika Oo La Daala Dhacaya Gaajadi Taariikhda Ugu Xumeyd

Wednesday - September 9, 2009

Canada: Shan Hey'adood oo dhamaantood laga leeyahay dalka Canada ayaa war murtiyeed ay si wada jir ah u soo wada saareen waxaa ay kaga digeen abaar xoog leh oo haatan

Warkii oo dhan

Madaxweyne Nioclas Zarkozy Oo Cuqdad Ka Qaaday Gaabndiisa

Wednesday - September 9, 2009

London - Wargeyska The Daily Telegraph ee kasoo baxa dalka ingiriiska ayaa dabacay 20 qof oo faransiisa oo amar lagu siiyay inay daba istaagaan madaxweynaha dalka

Warkii oo dhan

Afgambi ka Dhacay Somaliland...Xarunti Wakiilada Oo Lala Wareegay iyo Xildhibaanadi Oo Qoobka Rogay

Tuesday - September 8, 2009

Hargeysa : Qab Qab Dhaafay iyo shuushuuda hadalo xun oo laysku nabayo ayaa nasteexadi iyo heshiisyadi nabada ay ku caano maashay Somaaliland maanta hawtal-hamageyneysa oo

Warkii oo dhan

Gaalo Kibirtay ... Tunkoodi Daawaday Oo U Dardaarwarineysa Muslimiinta Kula Nool Carigooda

Monday - September 7, 2009

Birmingham- Britain : Magaalada Birmingham ee Caasimada Labaad ee Dalka Britain Ayaa Waxa maanta, Shalay iyo doraadba  Ka dhacay Mudahacaaraad Culus

Warkii oo dhan

Ugaaska Beesha Ciise Oo La Doortay Iyo Habka Loo Qabto Oo ka Duwan Beelaha Soomaaliyeed

Sunday - September 6, 2009

Natiijadii gudiga qabanqaabada Ugaaska iyo gudigii xulida ugaaska ee loo yaqaano Gandaha ee ka socday Waaruf iyo Gugumacad ama Geed Ugaas ayaa ku dhamaaday malintii

Warkii oo dhan

Obama Oo La Habaaray

Friday - September 4, 2009

Washinton : Xili ay sii kordheyso shacbiyada madaxweynaha Mareykanka Obama ayaa iminka Baadari weyn habaar xoogan dusha kaga tuuray Obama , iyadoo uu ku duceyay

Warkii oo dhan

Fadiilat AL-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Sharaxaad Waafiya Ka Baxshay Mid Ka Mid Ah Cudrada Halista Iyo....

Thursday - September 3, 2009

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan waxaan marka hore hambalyo halkan uga soo gudbinayaa akhristaha bogga

Warkii oo dhan

Soomaalida Ku Nool Dalka Ruushka Oo Ay La Soo Daristay Cunsuriyiin Lixaad Leh

Wednesday - September 2, 2009

Moskow : Dadka ka soo jeeda Qaarada Afrika ee ku nool dalka Ruushka, gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee Moskow ayaa sheegay inay dhibaato xoog leh ku hayaan kooxo

Warkii oo dhan

Ramadaanka Barakeysan AwgiisTababare Idriis Ibraahim Oo Furay Koobkii Kubada Cagta Ee Minnesota

Tuesday - September 1, 2009

Minnesota : Tababare Idirs Ibraahim Suleiman oo ka mid ahaa tababarayaashii xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga , ayaa si rasmi ah u furay Tartankii cayaaraha

Warkii oo dhan

"Dulliga Iyo Halaaga Gambiyey Somaliya Waa Ciqaab Alle Ugu Tala Galay Inu Ku Cadaabo" By Sh.Qardaawi

Monday - August 31, 2009

Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi “Waxyaabaha ka dhaca Dalalka Falastiin, Soomaaliya iyo Afgaanistaan waa Cadaad uu Alle ugu talagalay  Doxa: Guddoomiyaha Ururka

Warkii oo dhan

AL- Xaaji Xassan Oo Ah Oday Da'diisu Dhantahay 108 Sano Waxa U Soomay 99 Ramadaan Oo Xiriir Ah

Sunday - August 30, 2009

Turkey - Warbaahinta dalka Turkiga ayaa maanta si weyn wax uga qortey Al-Xaaji Xasan Marsiik oo da'diisu dhantey 108 sano.Xaajiga ayaa waxa uu noqdey qofka kaliya

Warkii oo dhan

Eeyo Raxan Raxan U Socda Qabana Cudurka Raabiyada Oo Weli Waxyeello U Geysanaya Dadka Reer Baraawe

Sunday - August 30, 2009

Baraawe- Eeyo raxan raxan u socda ayaa wali waxaa ay weeraro ku hayaan dadka ku dhaqan deegaano hoostaga degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Kadib markii Eeyo

Warkii oo dhan