Friday - August 28, 2009
Diinta ka saaridda qofka Muslimka ah ma ahan mid ugub ku ah umadda Islaamka, balse waxay inteeda badan soo if-baxday horraantii lixdameeyadii, markii uu madaxweyne
Warkii oo dhan
Thursday - August 27, 2009
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato, Mahad oo dhan waxey u ahaatay Allah, waa fadligiisa hadaan gudanay todobadii maalmood ee bisha
Warkii oo dhan
Wednesday - August 26, 2009
Christian Baker waxay ka mid aheyd Wariyayaasha ugu Caansan Telefeeshinka MTV ee Heesaha Faafiya, wexayna soo shaac baxday Magaceeduna waxa uu ku faafay Qaarada
Warkii oo dhan
Tuesday - August 25, 2009
Australia : Yacquub khayre oo ah 22-jir u dhashay dalka Soomaaliya islamarkaana ku noolaa dalka Australia ayaa Maxkamadayntiisu waxa ay ka bilaabatay Wadankaasi
Warkii oo dhan
Monday - August 24, 2009
Sheekh Yusuf Al-Qardawi oo ah Sheekh dunida Islaamka si weyn looga yaqaano ahna madaxa Midawga Culimada Islaamka ayaa shalay soo saaray fatwo la xariirta Sida loogu
Warkii oo dhan
Sunday - August 23, 2009
Khubaro u dhashay dalka Mareykanka ayaa baaritaano ay sameeyeen shaac uga qaaday in warqada ay ka sameysan tahay doolarka Mareykanka ka kooban tahay maadooyin Cocaineiyo
Warkii oo dhan
Friday - August 21, 2009
Waxaa Shabakadaan Galdogobtimes si xad dhaaf ugu soo dhacaya dhambaalyo Baaqyo ah oo ay soo kala direen Odayaal wax garad, aqoonyahano oo
Warkii oo dhan
Thursday - August 20, 2009
ACWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee ku maneystay adoomadiisa xili la mid ah midka albaabka noosoo taagan, iyo saliga Suubanaha loo soo diray adoomada
Warkii oo dhan
Wednesday - August 19, 2009
Hargeysa -Xisbiyada mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID, ayaa shalay la kulmay Wasiirul dawlaha Arrimaha dibadda ee Itoobiya Dr. Tekedu Elemu, kaas oo Hargeysa u yimid
Warkii oo dhan
Tuesday - August 18, 2009
London : Warbixin ay qortay Jaamacada London City oo ku saabsan baaritaan lagu sameeyay Cabitaanka Shaaha iyo in uu dadka marka ay kacsan yihiin uu dejin karo amaba
Warkii oo dhan
Monday - August 17, 2009
Kuwait : Wargeyska Al-qabas ee kasoo baxa dalka Kuwait ayaa maanta daabacey in dabkii ka qarxay goobtii arooska laga dhigayay galabnimadii sabtidii ay ka danbeysay
Warkii oo dhan
Sunday - August 16, 2009
Mogdisho-Gaalkacyo: warar qubana ah ayaa meelkasta looga sharqaminaya siiyaabaha ay ku dhinteen culimadii Baakistaan Ee lagu xasuuqay magaalada Gaalkacyo,
Warkii oo dhan
Friday - August 14, 2009
Dhallinyarada Waayaha Cusub Ayaa waxay sameeyeen hees ay kaga soo horjeedaan dadka is-Qarxiya ... Dhallinyaradaas oo Muddo 5 sano heesysey ayaa waxay sameeyeen hees
Warkii oo dhan
Thursday - August 13, 2009
ACWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah weyne, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Waa Allah fadligii mar hadii bishii barakada badneyd ee Ramadan nooga hartay
Warkii oo dhan
Wednesday - August 12, 2009
EAST LONDON: Qisadan oo dhaba waxay ka jirtaa dalka tansaniya iyo wadanada ka sii shishiya... Dadka iyagu ku dhasha xuub la'aanta ee cad cad ayaa iyagu ka ah dalka
Warkii oo dhan