Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 May 2024

WARARKA MAANTA

Generaal "Collin Powell" Oo U Soo Gurguurtay Obaama Sii Uga Aarsado Kooxdii Reer Buush Ee Dhagartay

Saturday - April 19, 2008

Washinton: War laga helay nin xigto u ah Generaal "Collin Powell" Xoghayihi hore ee Arimaha Dibada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan Mr.Powell u taageero

Warkii oo dhan

Shacabkii Puntlaand Oo Gaajo La Calaacalaya

Saturday - April 19, 2008

Garowe: Warar is daba socda oo ka soo yeeraya magaalooyinka puntlaand sida garowe, galkacyo, bosaaso iyo degmooyinka ku harereysan goboladaas oo dhan ayaa

Warkii oo dhan

Sahan "poll" laga Qaaday Soomaalida Qurbaha ku Nool Sida Ay u Kala Arkaan Obama iyo Hillaray

Friday - April 18, 2008

Ameerika- Kanada- Yurub : Xarunta Galdogob Times News Desk ayaa mudooyinkaan dambe waxay baaritaan uga hawlgaleen sidii ay ku ogaanlahaayeen Ra'yiga

Warkii oo dhan

Tobankii Ka Faaiideystay Dagaalkii Ciiraaq

Thursday - April 17, 2008

 Washintoon: Wargeyska lagu magacaabo siyaasada dibada "foreign policy" ee ka soo baxa dalka mareykanka ayaa soo saaray warbixn u kaga  hadlay Wadamada,

Warkii oo dhan

Nuur Cade Iyo Maxamed Dheere Oo Murankoodii Heshiis Lagu Soo Gabagabeeyey

Thursday - April 17, 2008

Mogadisho: Muddo ayaa ka dhex socotay muran, xagxagasho iyo iskhilaaf aragtiyeed labada masuul ee kala ah Nuur cade iyo Maxamed Dheere , labadaas oo

Warkii oo dhan

Nin Madow Oo Laga Yaabo Inu Hogaanka u Qabto Dalka Talyaaniga

Wednesday - April 16, 2008

Italya- Roma : Baarlamaanka cusub ee dhawaan laga soo doortay dalka talyaaniga ayaa ka mid noqday nin madow oo aslkiisa ka soo jeeda dalka Koongo Barasavil,

Warkii oo dhan

Dr.Zakariya Xaaji Maxamuud Oo Garaacaya Albaabkii Baarlamaanka"Assembly" London UK

Tuesday - April 15, 2008

London UK : Wararka naga soo gaaraya magaalada London cariga Ingiriiska gaar ahaan xarunta laga abaabulo doorashada murashaxa Zakariya Xaaji ayaa hawlwadeenada

Warkii oo dhan

FAO: 37 Dawladood Oo Gaajo La Xogxoganaya

Monday - April 14, 2008

WashintonDC: Guddoomiyaha Bangiga Aduunka Mr. Duminek Ishtraws ayaa shaaca ka qaaday in ascaarta cuntada kor u kacday awgeed ay dhalinkarto in dawlado badan 

Warkii oo dhan

Maamulihii Iskuulka Baladweyne Iyo 3 Macallin Oo Xalay La Gawracay

Monday - April 14, 2008

Beled-weyn - Warar iyo warbixino kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarki gaadmada ahaa ee xalay saqdii dhexe lagu qaaday magaaladda baladweyne, gaar ahaan xarumaha

Warkii oo dhan

Dawladda Faransiiska Mooshin Ka Dhan ah Qafaalashada Maraakiibta Oo Ay Geyndoonta Golaha Amniga UN

Sunday - April 13, 2008

Baaris: Dawladda Faransiiska iyo Cidamadooda ayaa guul ka gaaray iney soo furtaan markabkoodii iyo baxaaridoodi lagu haystay xeebaha soomaaliya, halkaaso

Warkii oo dhan

Kaadida Geela" nirigta" Oo Daawysa Bidaarta Raga Ama Dumarka

Saturday - April 12, 2008

Sacuudiga- Riyaad:  Bidaartu waxay ka mid tahay cudurada ku dhaca Dumarka iyo Ragaba, waxaana ka dhamaada madaxooda timaha, taaso takhaatirtu ay ku sheegaan

Warkii oo dhan

Ururada Jihaadinta Salafiyada Oo ku Sii Faafaya Bulshada Soomaali Dhexdeeda

Saturday - April 12, 2008

Washintoon DC: war weebkaan u ka soo xigtay agaasima waaxeed oo isr ahaan ka soo jeeda soomaali ahna raga qoraalada iyo tarjumada kala shaqeeya shirkado qandaraasyo

Warkii oo dhan

Ciidamada Itoobiya Oo Saldhigyo Cusub ka Sameystay Degaano ka Mid ah G. Galgaduud

Saturday - April 12, 2008

Galgaduud- Cadaado : Wararka ka immaanaya gobolka galgaduud degmada cadaado ayaa tilmaamaya in meelo ka mid ah gobolka galgaduud iyo mudug laga sameeyey xarumo

Warkii oo dhan

Afduubayaashii Markabkii Faransiiska Oo Dibin Loo Dhigay

Friday - April 11, 2008

Gaalkacyo: Ciidamada Cirka iyo kuwa daladaha ku booda ee faransiiska oo ka soo ruqaansaday saldhiga magaaladda Jabuuti ayaa sii daba joog ah u duqeeyey

Warkii oo dhan

Senator Obaama Oo Ergadi Waawyneyd( super delegate) ee Xisbiga Dimuqaraadiga Oo Xagiisa u Badanaya

Friday - April 11, 2008

US: Sida muuqata Senatorka OBaama bishaan waxuu si isdaba jooga ah horamar ka sameeyey helitaanka xubnaha ergeda waaweyn( super delegate) ee ugu dambeysta

Warkii oo dhan