Wednesday - July 23, 2008
Jabuuti : Shiikh Shariif oo iminka ku sugan magaladda Jabuuti ayaa jawaab kulul ka baxshay wararka ka soo yeeraya kooxda Asmara oo sheeganaeysa in la doortay hogaan
Warkii oo dhan
Monday - July 21, 2008
Eritereya- Asmara: war laga dhageystay idaacada Horn Afrik oo ay bixiyeen Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee Dalka
Warkii oo dhan
Sunday - July 20, 2008
Addis Ababa :Dowladda Itoobiya ayaa walaac weyn ka muujisay tacriifadda adeegga Dekedda Jabuuti oo maamulka dekeddaasi ku dhawaaqday in la kordhinayo. Waxayna bilowday
Warkii oo dhan
Sunday - July 20, 2008
Jabuuti : Wararka ka iimaanaya jabuuti ayaa sheegaya in kulan ay isgu yimaadeen xubnaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ay ku ansixiyeen heshiiskii ka
Warkii oo dhan
Saturday - July 19, 2008
Norway : Wiil dhallinyaro 15 Sano Jir oo ah Soomaali ayaa la sheegay inuu si daran dhaawac culus loogu geystay magaalo la yidhaahdo ASKER oo ka fog badhtamaga magaalada
Warkii oo dhan
Saturday - July 19, 2008
(Jam/Cyprus Observer)- Somaliland ayaa lagu daray saddexda dal ee ugu rajada fiican in ay beesha ka helaan ictiraaf diblomaasiyadeed oo rasmi ah, isla markaana buuxiyey
Warkii oo dhan
Thursday - July 17, 2008
Waxaa diyaariyey Cabdiqani M. Calixagaa (qardhaawi)
Shaydaanku wuxuu qofka u istaagaa wado kasta oo uu qofku doono inuu maro isaga oo isku dayaya inuu dhumiyo,
Warkii oo dhan
Thursday - July 17, 2008
Galdogob : Waxaa Maanta lagu guulaystay in dib loo furo mid ka mid ah Waddooyinkii soo gali jiray Degmada Galdobgob ee Gobolka Mudug , kadib markii ay Wadadaasi
Warkii oo dhan
Wednesday - July 16, 2008
Jerusalem: Alla kaliya ayaa wax og, waxuuna kitaabkiisa nogu sheegay in faaliyaasha ay benloywaal yihiin si kasta ay u rumeystaan, Sido kale nabigeena (SCW) waxuu
Warkii oo dhan
Tuesday - July 15, 2008
Canada: General Cade Muuse mar u todobaadkaan booqasho ku joogay magaaladda gaalkacyo oo u ka ariminaayey halkaas hawlaha nabadgalyada gobolka, aya mar
Warkii oo dhan
Monday - July 14, 2008
Canada : Inta la sheegay illa sadex markab oo ay leeyihiin Ciidamada Canada ee jooga gacanka Cadmeed ayaa usoo dhaqaaqey dhinaca Biyaha Soomaaliya ,gaar ahaan Xeebaha
Warkii oo dhan
Sunday - July 13, 2008
Baladweyne: War aanu ka soo xiganay magaaladda Baladweyne ayaa tilmaamaya in magaalada gudaheeda laga qafaashay dhawr qof ayna ka xaysteen niman hubeysan oo lagu
Warkii oo dhan
Friday - July 11, 2008
Gaalkacyo: Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo ayaa hadda sheegaya in maagaladda ay iiminka xasiiloontahay, laakiin u jiro guux iyo dadaallo ay ku
Warkii oo dhan
Thursday - July 10, 2008
MAXAA LALA KULMI GEERI KA DIB?..... Qore: ENG: ABDI KARIM AHMED HUSSEIN [email protected] salaamu calaykum wa raxmatulaaha.Waa mawduuc runtii
Warkii oo dhan
Thursday - July 10, 2008
Addis Ababa: Shiir ay yeesheen Golaha amaanka & Nabadda Africa oo ka dhacay Magaalada Addis Ababa ee xarunta golahaasi ,waxa ay si weyn oo faafaahsan kaga
Warkii oo dhan