Wednesday - July 9, 2008
Gaalkacyo- Madaxii Shirkada Biyaha ee Magaalada Gaalkacyo Allaha u naxariistee Cali Jaamac Biixi ayaa lugu dilay Salaadii Subax masjid ku yaala magaalada Gaalkacyo
Warkii oo dhan
Tuesday - July 8, 2008
Guantanaamo : Muddo toddobo sano ku dhow ayuu Maxamed Saleebaan Barre ku jiray xabsiga Guantanamo ee uu Mareykanku ku hayo boqollaal qof oo ku eedeysan falal argagixiso,
Warkii oo dhan
Monday - July 7, 2008
Mogadisho; Muddo sadex bilood laga joogo ayaa gudoomiyaha gobolka banaadir Maxamed Dheere la soo gaarsiiyey in nin la so xulay caanna ku ah dilka
Warkii oo dhan
Sunday - July 6, 2008
Canada- Calgary: Raiisal Wasaaraha dalka kanada ayaa xariga ka jaray masjid cusub oo laga dhisay magaalada kalgari ee galbeedka kanada, masjidkaas oo kooxda dhisatay
Warkii oo dhan
Sunday - July 6, 2008
Hargeysa : Wasiir Idriis Ibraahim "Heshiiskii aannu la galnay Al-jaabirina wuu soo dhow dhow yahay, dalwadda Raasul-khima iyo shirkad ajeniba ah ayaa shuraako ku
Warkii oo dhan
Friday - July 4, 2008
Baqdaad: Dhamaadkii 1990 dawladda iiraan waxay Sadaam Xuseen u soo bandhigtay in mucaaradkeeda ku sugan Ciraaq gacanta loo soo galiyo siiba kwa ka tirsan "mujaahidiin
Warkii oo dhan
Thursday - July 3, 2008
Sida caadada noo ahayd maanta oo jimco ah waxaa Baraarujintu la xariirta nooleynta sunnada nabiga "SCW ", waxaana ka mid ah:- Isgacanqaadka, ku Seexashada Dahaarada,
Warkii oo dhan
Tuesday - July 1, 2008
Masar: Jendayi Frazer Oo ka qayb gashay shirkii madaxda afrika ee ku dhacay magaalada"Sharma-Sheekh" ayaa sheegtay inuu Maraykanku diyaar u yahay inuu gacan
Warkii oo dhan
Monday - June 30, 2008
Almotamar Net : Bogga "Dunianews" ee laga leeyahay dalka Urdun ayaa sheegaya in xog-hayaha arimaha dibada dalka Mareykanka Condoleezza Rice ay la il daran tahay Jaceyl
Warkii oo dhan
Sunday - June 29, 2008
Dubai: Dabaq ama guri ayaa aduunkan laga dhisay nooc kasta leh, laakiin kan iminka laga dhisayo imaaradaas Dubai horay looma maqalin xitaa sheekana iska daaye,
Warkii oo dhan
Saturday - June 28, 2008
Moscow: Dowlada Soomaaliya ayaa ka codsatay dowlada Ruushka iyo shirkadaha dalkaasi ka soo jeeda in ay yimaadaan dalka Soomaaliya isla markaana soo saaraan Uranuimka
Warkii oo dhan
Friday - June 27, 2008
Nairobi: Warar la xaqiijinayo ayaa sharaxaad ka bixiyey in xubno isugu jira ganacsato iyo siyaasiyin oo xiriir sokeye la leh shiikhaas ay u soo jeediyen inusan
Warkii oo dhan
Thursday - June 26, 2008
Qormadeenan Toobiyaha Toosan ee maanta waxaynu akhristayaal ku sii ambaqaadi doonaa akhlaaqda toosan ee muslimiinta oo maanto jimco ah kaga hadleyno in cibaadadu
Warkii oo dhan
Wednesday - June 25, 2008
Washintoon: Madaxweyne Musharaf ayaa dharbaaxo usan fileyn uga timid dawladda mareykanka kadib markii ay ku eedeyeen inu madadaalis ku hayo siyaasada mareykanka iyo
Warkii oo dhan
Tuesday - June 24, 2008
Jabuuti- Muddo toddobaad ah kadib dagaalkii ladab dal ee Eritrea iyo jabuuti ku dhexmaray xuduudka u dhexeeya, ayaa xukuumadda jabuuti waxay ku eedaysay
Warkii oo dhan