Monday - June 23, 2008
Asmara: War aan xog ogaalsanay ayaa sheegaya in Shiikh Xassan Daahir Aweys iyo Zakariya Xaaji ay dhambaalo ka direen e-meelada ayna ku jiheeyeen dalal badan
Warkii oo dhan
Sunday - June 22, 2008
Jabuuti: Masuullin sar sare oo dalka jabuuti wax ka arimiya aya majlisyadooda nasashada kaga dhawaajiyey qorsho hor yaala madaxwene Cumar Geelle oo la doonayo in
Warkii oo dhan
Saturday - June 21, 2008
Washinton: Sida la sheegay Murashaxa Xisbiga Dimuqaraadiga ee doorashada madaxtinimada cariga mareykanka Sen.Obama aya magacaawday nin isir ahaan
Warkii oo dhan
Friday - June 20, 2008
Hargeysa : Cadceedii soo baxdaaba cibaaradeeda leh
..waxa suuro gala in qof kasta oo mawduucan akhriyaa, layaab ku noqon karto waxa ka jira qisadan run iyo been
Warkii oo dhan
Thursday - June 19, 2008
Walaalayaal,
Markii maydka qabriga la soo duldhigo,hawsha adag ee taalaa qabriga waxay ka bilaabantaa laba malag oo la kala yiraahdo Munkar iyo Nakiir,oo ilaahay
Warkii oo dhan
Wednesday - June 18, 2008
Nairoobi: War lagu kalsoonyahay oo aan ka soo xiganay jaalle u dhuun daloola siyaasada iyo dhaqdhaqaaqa Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa si sir ah
Warkii oo dhan
Wednesday - June 18, 2008
Muqdisho- Sida ay faafiyeen wakaaladaha wararka waxaa saaka subaxnimadii ku soo laabtay magaalada caasimada mogdisho madaxweynihii dawladda fedaraalka Kmg mudane
Warkii oo dhan
Monday - June 16, 2008
Mogadisho: Wararka ka soo sharqamaya magaalada Mogdisho ayaa tibaaxaya in beryahaan dambe shacabkii mogdisho ay si bareer ula kac ah u bilaabeen
Warkii oo dhan
Monday - June 16, 2008
Nayroobi- wararka ka imaanaya Dalka kenya ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Isbaheysiga la baxay Dibu xoreynta Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo
Warkii oo dhan
Saturday - June 14, 2008
Waqooyi Ameerika" Canada- America": Websitkan Galdogob Times ayaa tan iyo shalay ku gaaf wareegayey goobha iyo saldigyada ay kulamada ku yeeshaan fadhi
Warkii oo dhan
Friday - June 13, 2008
Galdogob:Dadwyne fara badan wax garadna lagu tilmaamo ayaa ka gaabsaday iney Eedeeyn u soo jeediyaan dhallinyaro Riigii qodaalka kala baxsatay degmada
Warkii oo dhan
Thursday - June 12, 2008
Walaal akhristow maanta waxaynu is xasuusinaynaa dhibaatooyinka ka dambeeya qabriga ilaa xukunka kala saarka Jin iyo Insiba loo kala saaro ahlu Janno iyo ahlu
Warkii oo dhan
Thursday - June 12, 2008
Saudi Arabia- Jidda: War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in xubnaha Dowladda KMG iyo Isbaheysiga
Warkii oo dhan
Tuesday - June 10, 2008
Jakarta: Xukuumada Indonisiya ayaa qaaday talaabo lagu xakameynayo Kooxha aaminsan caqiidada al- Axmadiya "qadiyaaniyada" ee ku abtirsata Aasaasihi caqiidadaan
Warkii oo dhan
Monday - June 9, 2008
Jabuuti : Waxaa hoolka Hotelka Ee magaalada Jabuuti lagu soo afjaray shirkii dib u heshiisiinta ee Dowladda FKMG iyo kooxaha mucaaradka ee isbaheysiga
Warkii oo dhan