Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 16 September 2024

WARARKA MAANTA

Wasiiro Fedaraalka oo Xalay la Miray

Tuesday - April 1, 2008

Mogadisho: Wariyaasha Webkaan mid  ka mid ah ayaa nagu soo wargaliyey in xalay xaafada hodan gaar ahaan no 4 lagu soo weraray dhawr wasiir oo ka tirsan

Warkii oo dhan

Isku Shaandheyn ku Soo Socota Golaha Wasiirada

Monday - March 31, 2008

Mogadisho: Warar xaqiiqo loo badinayo aya sheegaya in madaxweyne cabdulaahi yuusf u la soo qaaday wasiirkiisa kowaad in golaha wasiirada qaarkood lagu

Warkii oo dhan

Filimka "AL-Fitna" oo Aduun Qurmiyey

Monday - March 31, 2008

Amastardam: waxaa dunida islaamka ka kacay buuq iyo cabasho lala xariirinayo filimki u soo bandhigay xildhibaanka mucaardka dalka holaand ee la yirahdo Geert

Warkii oo dhan

Hillary Kilinton oo Diidey Iney Is Dhiibto

Sunday - March 30, 2008

US: Gabadha u carareysa iney ka soo baxdo musharaxa xisbiga diimuqaraadiga ee loo tartamayo mustaqbalka madxtinimada guriga cad, waxay gaashaanka ku dhufatay in

Warkii oo dhan

Labadi Shariif Ee ku Sugnaa Nairoobi oo Martiqaad ka Bixiwaayey

Sunday - March 30, 2008

Nairoobi:  Xubnihi Isbahaysiga Dibu xoreynta la baxay ee saldhigoodu ahaa Asmaraee,haddana ku sugan magaaladda nairoobi ee dalka keenya ayaa bilaabay iney xiriir

Warkii oo dhan

Macamar AL- Qadaafi : Kuligeen Daldalaad Aan Dacwad Lahayn Ayaa Nagu Soo Socota Sidii Sadaame

Saturday - March 29, 2008

Dimashaq ( goobta shirka)  Madaxweynaha Liibiya Mucamar AL-qadaafi oo khudbad xasaasi ah ka jeediyey shirkii madaxweynayaasha iyo boqorada jaamacada carabta

Warkii oo dhan

Haweyneydi Qortay Sheekadii Sixiroolaha "Harry Potter" oo Sheegtay Iney Isu Dililahayd Faqri Awgiis

Saturday - March 29, 2008

London (CNN): Wargeyska the sunday times ayaa qoray war ku saabsan haweyneyda la yirahdo Anna Rawling oo dhawaan qortay buug la xariira sheekada caruurta

Warkii oo dhan

Atto Seyoum Mesfin oo Booqasho Gaaban ku Jooga Villa Soomaaliya

Saturday - March 29, 2008

Muqdisho: Maanta ayaa booqasho gaaban ku soo gaaray magala madaxda caasimada mogdisho wasiirka arimaha dibada ee dawlada itoobiya Mr.atto seyuum mesfin, waxaana

Warkii oo dhan

Casmara oo Aragtideedi Siyaasadeed Wax ka Badashay

Saturday - March 29, 2008

Casmara : Waxa warar ka soo baxaya dhinaca Eretereya ay sheegayaan in Eretereyaanku wax ka badalay siyaasadeedi ku aadaneyd so dhaweynta mucaaradka dawladeheeda

Warkii oo dhan

Hogaamiyaashi Mucaaradka Asmara Ee Soomaalida Oo Tegay Magaalada Nairoobi Ee Dalka Kenya

Friday - March 28, 2008

 Nairoobi : Wafdi ay hogaaminayaan mucaaradka asmara oo ka kooban illa tobaneeyo xubnooda oo ay horkacayaan Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ayaa yimid

Warkii oo dhan

Wafdi u Hogaaminayo R/W Nuur Cade Oo Magaalada Khardum Kula kulmaaya Madaxda Mucaardka Dawlada

Thursday - March 27, 2008

Nairoobi : Mudane Nuur Cadae oo ah raiisal wasaaraha dawladda soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada nairoobi ee dalka keenya, waxuuna la kulmayayaa

Warkii oo dhan

R.Wasaaraha Cusub Ee Baakistaan Oo ka Horyimid Gacan Saarka US Ee la Dagaalnka Argagixsada

Thursday - March 27, 2008

Islaamabaad: dawlada baakistaan raisal wasareheeda cusub mudane yuusuf jeylaani ayaa cadeeyey in qaabki ay wax ku wadeen dawlada mareykanka iyo xukuumada baakistaan

Warkii oo dhan

G.Hore ee Barlamaanka Sh..Xasan iyo Gudomiyihi Maxkamadaha Sheekh Sharif oo Nairoobi ku soo Fool Leh

Wednesday - March 26, 2008

Nairoobi : war iminka naga soo gaaray magaaladda nairoobi ayaa tilmaamaya in wafdi ka socda mucaaradka asmara oo ay kala hogaaminayaan Guddmiyihi hore barlamaanka

Warkii oo dhan

General Cabdi Qaybdiid iyo General John oo ka Badbaaday Shirqool lagu Dililahaa

Wednesday - March 26, 2008

Mogadisho: Warar xaqiiqo ah oo ka soo baxay dagaalki dhawaan ka dhacay degmada hodan ee mogdisho biishaan 24teedii ayaa faafaahin ay ka bixiyeen saraakiil sarsare

Warkii oo dhan

Dalka oo la Galindoono 3 Bilood oo Xukun Deg Deg ah

Wednesday - March 26, 2008

Mogadisho: Warar loo qaateen ah oo aan ka helnay mid ka mid ah kuwa noga soo xog warama magaalada caasimada mogadisho ayaa sheegaya in madaxweyne

Warkii oo dhan